Hamse Naasir

Hamse Naasir Filmmaker | Videographer | Photographer

03/05/2026
Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta Hargeysa ayaa caawa damiyay Dab weyn oo ka kacay Warshada Al- alamiya Food Industr...
17/04/2026

Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta Hargeysa ayaa caawa damiyay Dab weyn oo ka kacay Warshada Al- alamiya Food Industry oo ah wershada Tamaandhada Kuna taala degmada Ibraahim Koodbuur, iyadoo wershadani ku taalo dhinaca waqooyi ee Magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta ayaa dabkaas ka hortagay inuu qabsado Qaybta wershada oo ah Qaybta ugu muhiimsanaa ee Warshada.

Waxaanu dabku qabsaday Qaybaha Istoodhka Alaabaha Qasacadaysan ay yaaleen oo ahaa Banaanka Wershada.

13/03/2026

Dhismaha Ciidan adag waxay u baahan tahay aragti fog iyo maamul suuban, taasina waa ta maanta ka muuqata—Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta Jamhuuriyadda Somaliland,

10/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland— oo kulan afur ah la qaatay Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Dooddi.

19/01/2026

Ciidanka Dab-damiska iyo Samatabbixinta Caasimadda Hargeysa ayaa ku guulaystay inay bakhtiiyaan dab weyn oo ka kacay xarunta caafimaadka ee Prime Diagnostic Center, taas oo ku taal Isgoyska Togdheer ee degmada 26 June,

fagaaraha weyn ee Khayriyada magaalada Hargeysa waxaa ka qabsoomay isku-soo-bax ballaaran oo ay ka qaybgaleen qaybaha ka...
15/01/2026

fagaaraha weyn ee Khayriyada magaalada Hargeysa waxaa ka qabsoomay isku-soo-bax ballaaran oo ay ka qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada, Dibad-baxan ayaa ujeedadiisu ahayd in lagu muujiyo taageerada shacabka ee xidhiidhka istiraatiijiga ah iyo iskaashiga horumarineed ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta,

Address

Hargeysa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Naasir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share