khadar abdilaahi osman

khadar abdilaahi osman halkan kala soco warar xiiso leh faafin dacwado diiniya‚ iyo mashaariicyo dadka waxtar uleh

27/02/2026

“Ciidamada Amaanku waxay ku hayaan kuna daba jiraan Raadadka Dad ay Soomaliya adeegsnaayso oo Reer Somaliland ah.

Aqoonsigeena looma socdo ee Qaranimadeena ayaa loo socdaa.” Maxamed Kaahin Axmed Gudoomiyaha Kulmiye.

27/02/2026
24/02/2026
11/02/2026
23/01/2026
22/01/2026
22/01/2026
22/01/2026
20/01/2026
19/01/2026

Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigay dumar ku eedaysan faafinta dhaqammo xunxun oo si cad uga soo horjeeda Diinta Islaamka, dhaqanka suubban, akhlaaqda iyo badqabka bulshada.

Eedaysanayaashu waxa ay muuqaallo duubeen iyaga oo dagaallamaya, isla markaana ku hadlaya hadallo ka hor imanaya Diinta Islaamka, kuwaas oo dhaawacaya qiyamka iyo anshaxa bulshada.

Eedaysanayaasha waxa si degdeg ah loo horgeyn doonaa hay’adaha garsoorka.

Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu mar kale bulshada uga digayaa falalka noocan oo kale ah ee lidka ku ah Diinta, dhaqanka suubban iyo nabadgelyada guud, waxaanu adkaynaya in cid kasta oo ku kacda falal noocaas ah lala tiigsan doono sharciga.

Address

Idaacada Near At Starbucks
Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when khadar abdilaahi osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share