Hussein Awga

Hussein Awga Somaliland Hanloota

Waxaa cajiiba sida shacabkii Jamhuuriyadda iyo Madaxtooyadii isula haysato. Shacabka Somaliland iyagoo tv yada uun isu f...
22/01/2026

Waxaa cajiiba sida shacabkii Jamhuuriyadda iyo Madaxtooyadii isula haysato.

Shacabka Somaliland iyagoo tv yada uun isu fadhiya oo is buufinaya ayaa dadka Af-somaliga ku hadlaa daawan jireen. Weligood may arag awoodda Landers ka markay meel u wada jeestaan. Hambalyo.

Saxaafada madaxa banaan ee Somaliland oo aad u caga jiidi jirtay Ictiraafka kahor ayaa iyaduna awoodeeda muujisay, waxayna ina tuseen inay Qarankan ka fadhiisan karaan, shidina karaan. Waan ku hambalyaynayaa siday xogta dhawrista u baahnaydna u dhowreen, tii baahinta u baahnaydna aad u baahisaan, narratives kii abuurista u baahnaana aad u abuurteen. Hambalyo.

Staffka Madaxtooyada oo Abdulkadir Eidleh hogaaminayona aadbay bulshadu ugu riyaaqday Professionalism kay Qaranka iyo Madaxwaynaa ugu adeegeen. Hambalyo.

Waxaa sidoo kale bogaadin mudan, taariikh duna xusi doontaa Madaxda Xisbyiyada mucaaradka iyo taageerayaashooda guud ahaan oo muujiyay lixa jeclo iyo waddaniyad. Hambalyo saaxiibayaal.

Diplomacy Cabdiraxmaan Cirro indho dunida qabsanaya ayuu leeyahay hadaynu sidaa wadajirka ah u barbar taagnaano.

Ugu dambayn, Gudoomiye K/X Xisbiga WADDANI Mohamed Haji Yusuf Ahmed oo maanta casumay Wasiir Osman Dubbe, ayaa iyaguna sidoo kale Hambalyo iyo Salaan idinla wadaagaya.

18/01/2026

HEESTII AQOON SIGA SOOMALILAND
ALLE Mahdi
Awga
Page follows

17/01/2026
17/01/2026

Xog Aqoonsiga somaliland oo dabka ku shiday
Mucaaradka Jabuuti &Geele oo Halis ku sugan

17/01/2026

Somaliland Guul
Iyo Hormar Gaadhno
Gar gaar eebehen iyo
Gobanimo ku fantee
Ictaafna Guulaan
GACMAHA horsanna

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Awga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share