Abdi Addaani

Abdi Addaani _______Archive footage________
hargeysa,maroodi-jeex somaliland📍

14/07/2026

"madaxweyne maxamed xaaji ibraahim cigaal AHU su,aal la weydiiyay oo ahayd hadii madaxweyne soomaaliyeed laguu doorto maxaad yeeli lahayd? ila dhagaysta waxa uu kaga jawaabay"

13/07/2026

"iifasira hadaad garanaysaan, magaranaysaan ee waxa aay tahay aayada..."madaxweyne h**e cigaal AHU.

12/07/2026

"ha istaago ninka leh dalka waan kaaga lexjeclo badanahay.."muuse biixi.

11/07/2026

soomaaliya annaku hadaan kala tagnay cuqdad uma qabno" madaxweyne h**e riyaale

10/07/2026

ila daawo madaxweyne h**e riyaale mar la weydiiyay haayada qaramada midoobay uqaabilsan duulimaadyada iyo wuxuu kayidhi.

10/07/2026

"2007 sidee bey laascaanood ahayd"madaxweyne h**e daahir riyaale.

08/07/2026

"madaxweyne riyaale iyo wuxuu ka yidhi mar la weydiiyay waxa hortaagan aqoonsi caalami ah oo ay somaliland hesho"

08/07/2026

madaxweyne cigaal AHU maxaad hadaladiisa dhaxal galka ah ka xasuusataa"

07/07/2026

"ciidanka qaranka iyo bolice ku ciday ilaalinayaa waayo....mucaaradadii muuse biixi ee xukumadii riyaale."

06/07/2026

"anigoo wax dili kara duco qaadan maayee...madaxweyne h**e muuse biixi.

Address

Maroodi Jeex
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Addaani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share