Wayrax Media

Wayrax Media Kala Soco Wacdi iyo War Xiiso badan

27/09/2026

34 Sanno maxaynu Gaalada U Daba Ordaynaa ??
Sh Shabcaan

Hargeysa ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Ijtimaac socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay ka qayb galeen kumannaan...
27/09/2026

Hargeysa ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Ijtimaac socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay ka qayb galeen kumannaan qof oo isaga kala yimid daafaha dunida.

Ijtimaaca ayaa lagu soo khatimay duco guud oo loogu duceeyay diinta, dadka iyo guud ahaan dunida muslimka oodhan , iyadoo ka qaybgalayaashana loo jeediyay dardaaranno ku saabsan cibaadada iyo wanaagga.

Sidoo kale, isla maanta waxaa baxay 600 oo jamaaco, kuwaas oo u baxay fidinta diinta Islaamka. Waxaa loogu duceeyay jamaacooyinkaasi in Alle sabab uga dhigo hanuunka dad badan, isla markaana dadaalkooda uu noqdo mid miro dhal ah.

27/09/2026

27/09/2026

ijtimaca Oo Maanta Soo Gabo Gabooyay Ayaa Lagu soo Khatimayy Duco

22/09/2026

Sh Shabcaan C/laahi Maxamed

16/09/2026

Dr C/khabiir Maxamed

"Booliska ayaa gacanta ku haya, waana la baadhi doonaa, hadalkaa inanka ka dhacay iyo waxa ku kallifay in uu yidhaa 'aay...
16/09/2026

"Booliska ayaa gacanta ku haya, waana la baadhi doonaa, hadalkaa inanka ka dhacay iyo waxa ku kallifay in uu yidhaa 'aayaddaasi ma shaqaynayso' "
Sheekh Cabdillaahi-Baashe
Wasiirka diinta iyo awqaafta JSL

"inanka hadalku wuu ka qaldamay in uu aayadda diido Uma socon sida hadalkiisa ka muuqataLaakiin arrintuu u socday oo ah ...
16/09/2026

"inanka hadalku wuu ka qaldamay in uu aayadda diido Uma socon sida hadalkiisa ka muuqata
Laakiin arrintuu u socday oo ah in uu diido tafsiirkii aayadda ayaa isaguba qalad weyn ah.
MA see gaadhsiisna gaalnimo, yaan la degdegin"

Dr khadr xasan Axmed

  DegAadan Sahanow kalmaddaa aad tidhi waa mid lagu gaaloobayo, ee dib uga noqo oo naftaada u tudh, kana towbad keen.Sh ...
14/09/2026

Deg
Aadan Sahanow kalmaddaa aad tidhi waa mid lagu gaaloobayo, ee dib uga noqo oo naftaada u tudh, kana towbad keen.Sh Maxamed Kaariye

14/09/2026

Dadka Hadalayaa Laba Qodob iga Fahma.
Dr C/khabiir Maxamed Axmed

Address

City Centre
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wayrax Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share