MIRE Abdi

MIRE Abdi Mudnaanta cidii ku siisay hadaad maamuusi waydo Nolosha micno yeelan mayso..��

04/04/2026

♥️🌿

23/03/2026

jawi rooban♥️
Alle raxmadiisa haynoo siyaadiyo.

♥️
22/03/2026

♥️

21/03/2026

Ciil aan dhamaan iyo
waayahaa culeysiya..❤️✨️


عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه.♥️🙏
20/03/2026

عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه.♥️🙏

17/03/2026

Raaxadu nacaskey uroontahee,
ha rafaado geesigu.👌❤️


17/03/2026

Ha iloobin noloshii aad naftaada u ballanqaaday—nolosha aad rabtay inaad ku faraxdo, ku korto, kuna gaadho riyadaada. 🌿✨

Don't forget the life you promised to give yourself.❤️

. Yusra Mohamed




maalin wanagsan guys.♥️

14/03/2026

"فَمَنْ عَفَا وَأَصْلَحَ فَأَجْرُهُ عَلَى اللَّهِ "

Dadka Mar-walba

Dadka Saamaxa Waa Dadka Ugu Farxada Badan Aduunka

Sababto Ah Waxay Garteen Qiimaha Aduunka Umaynana Fiirsan Khaladaadka Dadka Kale

Alle ha nagu daro kuwa cafiska badan. 🤲





wuxu yidhixusul duubka waa yaha ninba xeelad kaka gudub.😇🤗❤️
14/03/2026

wuxu yidhi
xusul duubka waa yaha ninba xeelad kaka gudub.😇🤗❤️


Allaah ayaa kuu abaal marin doonaIlaa aad illowdo inaad maalin uun wax lumisay.♥️
12/03/2026

Allaah ayaa kuu abaal marin doona

Ilaa aad illowdo inaad maalin uun wax lumisay.♥️

12/03/2026

#صلى الله عليه وسلم.♥️🥀

12/03/2026





23/RAMADAAN❤️

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIRE Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share