The Impact

The Impact Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from The Impact, Broadcasting & media production company, Hargeisa.
(7)

The Impact Awards is Somal’s preeminent national platform dedicated to reshaping youth consciousness, cultivating transformative leadership, and counteracting the pernicious effects of tribalism and political entanglement among young Somalis

   Jiilka Casriga ah Haka HadhinThe Impact waxa uu soo qabtay laba barnaamij oo muhiim ah oo aan ku maamuusnay siyaasiyi...
03/09/2026

Jiilka Casriga ah Haka Hadhin

The Impact waxa uu soo qabtay laba barnaamij
oo muhiim ah oo aan ku maamuusnay siyaasiyiin, dhalinyaro, haldoor iyo aqoonyahanno saamayn wanaagsan ku leh bulshadooda.

Dadaalkayagu wuxuu ku wajahan yahay in dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay noqdaan jiil horumara, wax soo saara, ummaddooda iyo naftoodaba anfaca.

The Impact wuu sii soconayaa. Magaalooyinka ayaa is beddeli doona, balse himilada iyo fikradda aanu xambaarsannahay isma beddelayaan.

Waxaa soo dhow barnaamijyo waaweyn iyo Podcast-ka The Impact, oo dhammaystirkiisu marayo heerkii ugu dambeeyay. Waxaana idiin hor iman doona siyaasiyiin waaweyn, aqoonyahanno, haldoor iyo shaqsiyaad saamayn ku leh bulshada.

The Impact waad nala leedahay. Aragtidaada nagu soo biiri, taladaada nala wadaag, fikraddaada keen — sababtoo ah mustaqbalka aynu rabno waa mid aynu wada dhisayno

Dhalinyarada casriga ah haka hadhin — waad mudan tahay!
Dadaal, annaguna waan ku taageeraynaa, waan kula shaqaynaynaa.

Hadafkeennu waa jiil fahamsan in qabyaaladu aysan ahayn waxa jiilka casriga ah u qalma. Waxaan rabnaa aqoon, midnimo, hal-abuur iyo horumar.

THE IMPACT — Saamaynta maanta, mustaqbalka berri.

The Impact A platform dedicated to transforming flawed systems and building a better futureThink. Act. Impact.
29/08/2026

The Impact A platform dedicated to transforming flawed systems and building a better future

Think. Act. Impact.

26/08/2026

THE IMPACT 2026
Somali Youth — Our Time, Our Impact.

The Impact Siyaasi 🏛️Qofka bulshada ku hoggaamiya aragti, hoggaan iyo go’aanno wax-ku-ool ah.Dhallinyaro 👥Qofka dhiirrig...
25/08/2026

The Impact

Siyaasi 🏛️
Qofka bulshada ku hoggaamiya aragti, hoggaan iyo go’aanno wax-ku-ool ah.

Dhallinyaro 👥
Qofka dhiirrigeliya Somali Youth , fursado abuura, kana shaqeeya horumarka jiilka cusub.

Ganacsato 💼
Qofka kobciya ganacsiga, abuura shaqooyin, kana qayb qaata horumarka bulshada.

Yaa ah qofka ugu saamaynta wanaagsan magaaladaada? 🏆

Magaca qofka aad u aragto inuu sanadkan ugu saamaynta badnaa bulshada nala wadaag. 👇

🇸🇴

21/08/2026

The IMPACTS Awards 2026 - Puntland edition. Xafladda The Impact ee Puntland. Taas oo ka qabsoomtay Caasimadda Garoowe.

゚viralシ

The leadership of the year Award - 2026 Puntland edition
21/08/2026

The leadership of the year Award - 2026 Puntland edition

The IMPACT Platform team - PUNTLAND Edition 2026.
21/08/2026

The IMPACT Platform team - PUNTLAND Edition 2026.

SAWIRRO: Xafladda The Impact - Puntland edition 2026          ゚viralシ
20/08/2026

SAWIRRO:
Xafladda The Impact - Puntland edition 2026
゚viralシ

19/08/2026

The Impact Awards - Puntland edition 2026 - “From Vision to Shared Prosperity: Recognizing Those Who Lead, Build and Create Impact”
This is not just an event. It is a turning point. STAY TUNED ON 20 August 2026 - 📍GAROOWE.
゚viralシ

“FROM VISION TO SHARED PROSPERITY” - Stay tuned The Impact Awards - Puntland edition 2026  -Founder - Ahmed Abdala Ali
18/08/2026

“FROM VISION TO SHARED PROSPERITY” - Stay tuned The Impact Awards - Puntland edition 2026
-Founder - Ahmed Abdala Ali

Address

Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Impact posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share