Abdikadir Dahir SG

Abdikadir Dahir SG Social and philanthropic

29/07/2026

la'aani idinma haysee, run la'aan baa idin haysa. Cabdiwahaab oo afka furtay.🤢

17/07/2026

USA haddii ay inaga jarta qaadhaankii, waxay taraysaa yarayd ba, Deeq dal ku horumaraa ma jirto. Raysal wasaare k/xigeen . 😭

15/07/2026

Reer Awdal xaq bay u leeyihiin inay jabhadadaniya samaystaan, maadaama ay jabhaduhu ka jiraan gobolada oo dhan. 🥶

06/07/2026

I got over 650 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

Maamul Goboleedka Puntland oo Beesha Caalamka u dirtay, war saxaafadeed ay digniin iyo baaqba isugu jiray .....🥶
05/07/2026

Maamul Goboleedka Puntland oo Beesha Caalamka u dirtay, war saxaafadeed ay digniin iyo baaqba isugu jiray .....
🥶

05/07/2026

iyo Sheekhii ayaa afka is qabtay, Qosolkii siyaasi ee Madashii Meherka; Ah Ah Ah Kix kix kix.🤢

03/07/2026

Ardaydii dhamaysatay imtixaanka shahaadiga ee 12aad iyo 8aad, oo ka farxiyayarday danyarta, ka dib balcadii dugsiga ugu deeqeen. 🤑

Faysal Ali Waraabe oo ka gam'i kari waayay haddaladii suuqa la wareejinayay ee sheegayay, Xirsi waa baa ku soo duqeeyay,...
03/07/2026

Faysal Ali Waraabe oo ka gam'i kari waayay haddaladii suuqa la wareejinayay ee sheegayay, Xirsi waa baa ku soo duqeeyay, ayaa saqdii dhexe xalay makafoonka qaatay: kuye " Isaaqow saaqidiin ayaad tihiin, siyaasad garan maysaan, xataa tafsiirka siyaasada ma taqaaniin, war aniga xirsi ima soo caayin wax fahma, maxamuud xaashi ayuu la hadlayay.

Waana runtii markuu lahaa UCID iska noqo ayay habarjeclo ku yidheedeen, waayo shirkii ceelafweyn ujeedadiisuba waxay ahayd in aniga iyo xisbigaygaba meesha laga saaro."

Sidaa waxa yidhi faysal
Guddoomiyahii xisbigii UCID
🤑

02/07/2026

Ex Madaxweyne Biixi oo ka falceliyay hadaljeedintii Madaxweyne ee shirweynaha xisbi xaakimka .

"Madaxweyne cirro ayaa shirkii golaha dhexe ee xisbigiisa weedho iiga soo gubiyay, bal aan in yar ka idhaahdo.

Wuxu madashaa ka sheegay in aan sheegay in laba jeer aan ictiraaf ka soo helay labada dawladood ee kala ah Guinea conakry iyo Ethiopia.

Anigu marnaba ma odhan ictiraaf ayaan dawlad la soo galay.
Arrintaasi been baad sheegtay Odaygii Qaranka lagu odhan maayee, ee wuu ismoodsiyey.

Odaygu wuxuu sheegay in anan kabaha haleelin markii la ii sheegay in la yidhi aqoonsi caalami ah ayaa la helay, waa runtii. Haddaba, markii aan tagay madaxtooyada JSL hadalkii aan ka jeediyayna waa kan:

"Ictiraaf waynu u baahnayn lakiin wuxuu ka yimid meel aan laga filayn. Arrintu waxay u eegtahay maahmaahdii ahayd "Rag ciil cadaab ka dooray. Ictiraafku waa mudnaanta kowaad ee dalkeena JSL, Iyadoo ay sidaa tahay, haddana, waxaan leeyahay arrinta dhinacyo badan halaga eego, una talo badso, si aan dhexdeena khilaaf uga iman.

Maantana intii ayaan leeyahay.” Haddaba, waxa nasiib darro ah in madaxtooyadu ay jarjartay hadalkaygii oo la nuxur tiray. Sido kale, waxa gabi ahaanba meesha laga saaray hadalkii uu madasha ka jeediyay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. Haddaba, gefka yaa galay?

Arrintan sida aad u maamushay aan dul istaago, safarkaagii rasmiga ahaa waxa aad sheegtay in aad Israa’iil h**e u booqatay iyada oo laga ilaaliyay shacabka iyo warbaahintaba, waana kow madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland ah oo si qarsoodi ah u safra, marka dambena sheega in uu safaro qarsoodi ah uu galay.

Safarkaagii u dambeeyay ee rasmiga ahaa waxa aad muddo joogtay dalka isu-tagga imaaraadka carabta oo aad ka dhooftay, halka waftigaagii wasiiraduna ay iyaguna muddo ku sugnaayeen dalka itoobiya kana dhoofeen.

Madaxwayne maxaa keenay qarsoodiga iyo qaybsanaanta?"
🤑 ゚

02/07/2026

Hashow shirkii Habarjeclo waxay ku dhaheen iska noqo, aqbal oo UCID daa iska ahow. Ictiraafkuna waa hal shay ee labo maaha.🤑

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir Dahir SG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share