10/07/2025
"ููู
ููู ุขููุงุชููู ุฃููู ุฎููููู ููููู
ู
ูููู ุฃููููุณูููู
ู ุฃูุฒูููุงุฌูุง ูููุชูุณููููููุง ุฅูููููููุง ููุฌูุนููู ุจูููููููู
ู
ููููุฏููุฉู ููุฑูุญูู
ูุฉโ
"Waana mid ka mid ah Aayaadkiisa in uu idiinka abuuray naftiinna kuwo aad guursataan si aad ugu raaxaysataan, wuxuuna idiin dhigay dhexdinna jacayl iyo naxariis."
โ Suuradda Ar-Ruum 30:21
Bismillaah,
uj:-Mahad-Cellin 10/07/2025
ugu horreyn Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay ALLAAH swc, noo suurta galiyey inaanu dhisno qoys muslim ah, anigga iyo Marwadayda qiimaha badan Fadumo Mohamoud Ali. Fadumo Milgo
Mar labaad, waxaan u mahad celinayaa, waalidiintayada oo laโaantood wax badani aanay suurtoobi lahayn, oon leenahyay aad baad u mahadsantihiin, ilaahay miisaanka xasanaadka haydinku daro, cimriga,cuudka,caafimaadka iyo caqligana Allah haydin barakeeyo.
Mar saddexaadka waxaan u mahad celineynaa ehelki,asxaabtii qiimaha badneyd iyo dhammaan martidii kasoo qayb gashay xafladdii meherka. waxaan idin leenehay ilaahay haydin barakeeyo.
ugu danbayn ilaahay waxaan ka baryayaa inuu qoyskeenna ka dhigo kii barakooba, ee lagu nasto, ee lagu soo hirto, insha Allah.
Mahadsanidin.๐๐๐