Tuse Technology

Tuse Technology KUSOO DHAWOW TUSE TECH KALA SOCO MACLUUMAAD KU SAABSAN TECHNOLOGYADA

Halkan waxaan kusoo koobay seddex weerar oo ay gaysteen burcada internite'ku iyagoo ku bartilmaameedsaday shirkado waay-...
17/07/2024

Halkan waxaan kusoo koobay seddex weerar oo ay gaysteen burcada internite'ku iyagoo ku bartilmaameedsaday shirkado waay-wayn.

1. Weerarkii Sony Pictures (2014):

Taariikhda Dhacdada:

Bishii Nofeembar 2014, Sony Pictures Entertainment (SPE) ayaa la kulantay weerar xagga internet-ka ah oo baaxad weyn leh. Kooxda hackers-ka ee loo yaqaan "Guardians of Peace" ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarka.

Sida uu Weerarku u Dhacay:

Hackers-ka ayaa helay galitaan buuxa oo ay u heleen nidaamyada gudaha ee Sony Pictures. Waxay xadeen oo faafiyeen macluumaad aad u badan oo shirkadda ah,........👇👇
https://tusetechnology.blogspot.com/?m=1

Address

Hargesa

Telephone

+252659401194

Website

https://tusetechnology.blogspot.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tuse Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share