Qurxiye furniture

Qurxiye furniture Fallowda hala dhaafin bro

06/03/2023

War degdeg ah Jugta Madaafiic ay is dhaafsanayaan Ciidamada Xaq udirirka SSC iyo Kuwa Jabhada Argagixisada SNM ayaa la maqlayaa wixii Faahfaahin kala soco DarwiishTV

Saraakiil ka socda Ethiopia ayaa Garoowe kulan kula yeeshay Isimada Dhaqanka SSC iyagoo ka wadahadlay xaaladda gobolka S...
04/03/2023

Saraakiil ka socda Ethiopia ayaa Garoowe kulan kula yeeshay Isimada Dhaqanka SSC iyagoo ka wadahadlay xaaladda gobolka Sool.

Wafdigan ayaa h**e Hargeysa ugula kulmay madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada kuwaas oo iyana ay ka wadahadleen xaaladda Sool.
Natiijada shirarkan ayaan weli la shaacin balse waxa la sheegay in labada dhinacba ay u sheegeen in dagaalka la joojiyo oo miiska wadahadalka laysugu yimaado.

Dhexdhexaadinta Ethiopia ayaa ku soo beegmaysa xilli dhawr maalmood uu aanu wax dagaal ahi ka dhicin Laascaanood iyo nawaaxigeeda inkasta oo labada Ciidan is horfadhiyaan.

04/03/2023
    reer Sool waxay yiraahdeen ninkii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni.
04/03/2023

reer Sool waxay yiraahdeen ninkii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni.

Xanaan Cabdilaahi warsame ayaa iska casishay xilkii isuduwaha Haayada qaxoontiga iyo barakacyasha ee gobolka sool.
30/12/2022

Xanaan Cabdilaahi warsame ayaa iska casishay xilkii isuduwaha Haayada qaxoontiga iyo barakacyasha ee gobolka sool.

Illaahow ugargaar umadaada
30/12/2022

Illaahow ugargaar umadaada

Laacibkii Kubbadda cagta ee reer Brazil ee Pelè ayaa caawa geeriyooday xilli ay da'diisu ahayd 82 sano.Ninkan ayaa lagu ...
30/12/2022

Laacibkii Kubbadda cagta ee reer Brazil ee Pelè ayaa caawa geeriyooday xilli ay da'diisu ahayd 82 sano.

Ninkan ayaa lagu xasuustaa wacdarihii uu Garoomada ka dhigi jiray isaga oo saddex jeer qarankiisa la qaaday Koobka Adduunka.

Masjid Jaamacada Laascaanood ayaa lagu dilay sheekh bide faarax Caalin Alle haw naxariisto
30/12/2022

Masjid Jaamacada Laascaanood ayaa lagu dilay sheekh bide faarax Caalin

Alle haw naxariisto

30/12/2022

Allaha u naxariisto dadka rayadka ahaa ee lagu dilay dibadbaxyada ka socda magaalada Laascaano. Waa arrin laga xumaado oo cambaareyn mudan in awood xad-dhaaf ah loo adeegsado shacab dibadbaxaya.

Dhibaatada Laascano ka taagan waxay cadayn u tahay in si kasta oo horwaynta (Elite) ka siyaasadeed loo qanciyo, aysan waxba ka goynin carada iyo kacdoonka shacabka dhibbanaha u ah amni darrida, horumar la’aanta iyo nolol xumida.

Waxaan codkayga ku biirinayaa baaqa loo jeedinayo maamulka Soomaaliland ee ah in aysan xalka awood iyo cabburin ku deyin ee ay dhagaystaan dareenka shacabka Laascaanood.

Waxaan sidoo kale ugu baaqayaa dadka dhiilla qabiilaynaya dhibka, in ay cod kaa ka duwan xal iyo nabad ku raadiyaan.

Dhacdada Laascaano waxaa iiga muuqda astaamihii kacdoonka aqlabiyadda Aamusan

DEG DEG Axmed Karaash Albaabkii wuu ka furay shacabkii hor taagnaa.Isha ku hay waxa kasoo kordha.
30/12/2022

DEG DEG Axmed Karaash Albaabkii wuu ka furay shacabkii hor taagnaa.

Isha ku hay waxa kasoo kordha.

Ilahay haw naxariisto inankan oo Kamida dadkii ku dhintay Laascaanood.
30/12/2022

Ilahay haw naxariisto inankan oo Kamida dadkii ku dhintay Laascaanood.

30/12/2022

Wiil dhalinyarro ah oo lagu magacaabo Fagad Ali Abdullaahi ayaa hadda ciidamada Somaliland Laascanood ku toogteen.

HADDII AAD  28 SANNO JIR KA YARTAHAY FURSAD WEYN BAAD HAYSATAA: (1)===========21 illaa 28 sanno jir waa cimriga ugu muhi...
31/10/2022

HADDII AAD 28 SANNO JIR KA YARTAHAY FURSAD WEYN BAAD HAYSATAA: (1)
===========

21 illaa 28 sanno jir waa cimriga ugu muhiimsan da’da qofka, waayo waa sannadaha saamaynta ugu badan ku leh jaangooyada masiirkiisa iyo inta badan jidka uu ku socon doono noloshiisa inta ka hadhay. Waxaa se barbar socda isbedello nololeed iyo xitaa mararka qaarkood dhinaca hormoonnada ah oo qofka xilligan ku yimaadda, kuwaas oo keeni kara mashquul iyo xaalado nafsi ah. sidaas awgeed inta badan qofku maba ogaado muddada ay ku daafayaan sannadahani.

Maqaal lagu baahiyey shabakadda Arabic Post ayaa talooyin siiyey dhalinyarada ku dhex jirta da’dan, waxa aanu uga digay in ay qofku u deymo la’aado arrimahan. Talooyinkaas oo aynu kuwa ugu sii muhiimsan soo koobnay waxaa ka mid ah:

1. Noloshaada si sax ah seeska ugu dhig:

Noloshu sideedaba waa ‘Waqtig, caafimaad iyo maal’. Da’dan marka aad ku jirto ku dadaal in aad labada hor hayntooda fara adaygto, adiga oo aan ku mashquulin lacag iyo ka fikirka adduun helista, xitaa shaqo in aad hesho ha ku lumin waqti. Waayo waa ay adagtahay in saddexdan arrimood aad mar wada hesho.

Waa da’da waxbarashada, adkaynta caafimaadka, kobcinta aqoontaada guud iyo dhismaha waayo-aragnimada. Ku fara adayg labada h**e, una diyaargarow waqti uu maalku iman doono laakiin labadan midkood meesha ka bixi doono, taasina ay dhantaali doonto dadaal kasta oo aad yoolkaaga ku higsanayso.

2. Wax akhris
Waa da’da qofku naftiisa ku tababari karo dhaqanka uu rabo. Caadayso wax akhriska, xitaa haddii ay noqonayso in aad ugu yaraan 2 illaa 10 bog akhrido Maalintii.
Waxaa laga helaa anshax wanaag, maskax furnaan aan xuduud lahayn, hab-fikirka oo toosa, garaadka oo kobco iyo in aad hesho xog aad u badan oo noloshaada jiheysa. Waxaa ka sii muhiimsan in akhrisku uu kordhiyo kalsoonida nafta.

Akhrisku waxa uu u baahdaa la qabsi, sidaas awgeed Bilowga waa uu dhib bataa. Waxa aad taas kaga gudbi kartaa in aanad waqti gaar ah u samayn, akhri mar kasta oo aad firaaqo hesho iyo meel kas

03/10/2022

Xasan daahir waadhsame qiimaha ay saxib tinimadu leedahay

20/08/2022

Ma rabtaa inaad mustaqbalkaaga badasho ?

Shere
Flow
Like

17/08/2022

Address

Hargesa

Telephone

+252634829242

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qurxiye furniture posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share