Guri Abared 1

Guri Abared 1 Welcome to Cadow Media! Saaxiibayaal, please follow & like. Isma dhaafno – good jobs

23/07/2025

Wasiirka Arimaha gudaha somaliland

15/07/2025

15/07/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada isaga iyo madaxda sare ee saddexda xisbi qaran ee dalka.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay:

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

Guddoomiyaha Xisbiga KAAH, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro, ayaa kulankaasi madaxda xisbiyada uga warbixiyay xaaladda guud ee uu dalku marayo, gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda, iyo dhaqaalaha. Kulankaasi wuxuu ahaa mid muhiim ah oo lagu adkaynayo wada-tashiga siyaasadeed iyo xoojinta midnimada qaran.

Madaxweynaha iyo madaxda xisbiyada ayaa sidoo kale isla meel dhigay muhiimadda ay leedahay in si nabad ah oo wadajir ah loo wajaho xaaladaha taagan, loona midoobo danta guud ee Somaliland.

15/07/2025

Xigasho Kudhajiye Media

07/07/2025
07/07/2025
05/07/2025

Kasarifo Sariflaha Caalami Money Exchang

05/07/2025

05/07/2025

Tuug Balo heshay

08/08/2024
05/05/2024

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guri Abared 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guri Abared 1:

Share