Khaddar Olad

Khaddar Olad waxaad kala socon doontaan Page-kan Barnaamijyo Cusub oo Idin Xiise Gelin Doona Kuwaasoo aanu kaga Qayb Qaadan Doono Horumarinta Bulshadiyo Qoyska

25/06/2025

Somaliland Marnaba May Lumin Madax-banaanideedii

13/06/2025

AI Marmaid

13/06/2025

Cuud iyo Caano

10/06/2025

Waa u muhiim space kan muwaadiniinta somaliland inay ka qayb qaataan

Somaliland
03/06/2025

Somaliland

03/06/2025

Somaliland

19/03/2025

Madaxweynaha Taiwan iyo falcelinta ay kaga jawaabtay hadalkii mayal adayga ahaa ee uu wasiirka arrimaha dibada Somaliland ugu jawaabay Dalka Shiinaha horaan u Idhi Allow Quwadaha kala Qabooji

15/01/2025
Maanta waa maalin taariikhiya 15 kii sanoba marbay soo noqotaa waana maalinta la ogaado midnimada iyo isku xidhnaanta ha...
10/10/2024

Maanta waa maalin taariikhiya 15 kii sanoba marbay soo noqotaa waana maalinta la ogaado midnimada iyo isku xidhnaanta habar jeclo waxay caan ku yihiin inay kala reebaan siyaasiyiintooda iyo dadkooda hanka leh kuma ridaan hanjab qofkay reebayaane waxay u dhiteeyaan abaal maanta oo kale h**e ayay geedka gar adag ugu kala reebeen Siilaanyo iyo Saleebaan maantana waxay xaashi iyo xirsi ku kala reebeen ceel afweyn waxay dhiseen saddex xisbi oo habarjeclo dhaxlayso laakiin dadkoodu maanta ma fahmayaan ee markay doorashadu dhacdo ayaa la fahmi doonaa waxay kala reebeen muuse iyo cirro dhamaan qodobadaasi waxay ka talinayaan badbaadada qarankiyo midnimada habar jeclo Boqor Buur-madaw iyo dhamaan saldaladaha faca weyn leh ee habar jeclo xildhibaanada heer qaran ee habar jeclo iyo shirgudoonkooda golaha wakiilada, cuqaasha, ganacsatada iyo aqoonyahanka habar jeclo da'yarta habar jeclo waad ku mahadsantihiin dhisida is bahaysiga talo habar jeclo oo maanta ka siyaasad qurxoon ma arkin laakiin waxaad ila arki doontaan markay doorashadu dhacdo waad salaamantihiin

Always I like the 22 Aug so Compare 2015 and 2022
21/09/2024

Always I like the 22 Aug so Compare 2015 and 2022

Let's vote for the CHANGE
21/09/2024

Let's vote for the CHANGE

Ninka Diida Sinaantiina Adna Diid Sarayntiisa Ilaahow u Naxariiso Mohamed Ibrahim Warsame (Hadraawi)
20/09/2024

Ninka Diida Sinaantiina Adna Diid Sarayntiisa Ilaahow u Naxariiso Mohamed Ibrahim Warsame (Hadraawi)

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaddar Olad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category