SHAAHID TV

SHAAHID TV Shaahid TV

07/09/2026

School-ka kadib, maxaa kuu habboon inaad jaamacadda ka barato?

06/09/2026

Dooda Ajandaha Kalfadhiga 15-aad ee Xildhibaannada Golaha

05/09/2026

Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Cirro ee Maraykanka.

Madaxweyne Cirro oo Safar Shaqo oo Taariikhi ah ugu Kicitimay Dalka MaraykankaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud...
03/09/2026

Madaxweyne Cirro oo Safar Shaqo oo Taariikhi ah ugu Kicitimay Dalka Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta safar shaqo oo rasmi ah ugu kicitimay dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Safarkan oo ah mid muhiim u ah Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa diiradda lagu saari doonaa xoojinta xidhiidhka diblomaasiyadeed, iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha, dhiirrigelinta maalgashiga iyo horumarinta qaddiyadda aqoonsiga Somaliland.

Inta uu safarka ku jiro, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo muhiim ah la yeesho masuuliyiin iyo dhinacyo kala duwan, isaga oo gudbinaya codka, danaha iyo himilada shacabka Somaliland.

Safarkan ayaa muujinaya dadaalka ay Somaliland ugu jirto inay xoojiso xidhiidhkeeda caalamiga ah, isla markaana ay dunida kula macaamilayso kalsooni, masuuliyad iyo aragti qaran oo ku dhisan danaha shacabka iyo horumarka dalka.

Safar guul leh Madaxweyne!

03/09/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo oo taariikhi ah ugu kicitimay dalka Maraykanka

02/09/2026

“Maan Aqbain Sharcina Maaha Xil Ka Waadistaydu” Gudoomiyaha Ururka Solja Shaafici Cartan.

31/08/2026

Madaxweynaha Somaliland oo ka jawaabay dareenka iyo baahida bukaanka.”

30/08/2026

Xisbiga mucaaridka ah ee KAAH oo ka hadlay xadhigga Abwaan Jiheeye iyo Wariye Cabqani Baylood.

30/08/2026

Sheekh Maxamuud: “Muuse Biixi jaahil buu ahaa, Sheekh ay xidheen shan Madaxweyne ayuu Muuse Biixi ka mid ahaa.”

30/08/2026

Xadhiga Wariye Baylood Iyo Abwan Jiheeye Ma Waafaqsana Sharciga Dalka” Xisbiga Kulmiye

Address

Hargeysa
Hargeysa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHAAHID TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category