Habraac Media

Habraac Media Waxaan nahay warbaahin u heellan baahinta warbixinnada iyo dhacdooyinka togan.

Waxaan aaminsan nahay in warbaahinta ay door weyn ku leedahay kobcinta niyadda bulshada iyo dhisidda bulsho is-fahamsan, is-jecel, una taagan horumar iyo nabad waarta.

Gacan ka geeso kor u qaadista ganacsigaaga adoo adeegsanaya adeegyada Habraac Media!Helna xayeysiis Soo Jiidasho Leh oo ...
26/07/2026

Gacan ka geeso kor u qaadista ganacsigaaga adoo adeegsanaya adeegyada Habraac Media!

Helna xayeysiis Soo Jiidasho Leh oo suuqaaga gaarsiinaya fariintaada

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐Ÿค
24/07/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐Ÿค

Ku guuleysiga adduunka digital-ka ah kuma xirna in aad haysato dhaqaale ama awood badan, ee waxay ku xiran tahay isticma...
22/07/2026

Ku guuleysiga adduunka digital-ka ah kuma xirna in aad haysato dhaqaale ama awood badan, ee waxay ku xiran tahay isticmaalka xeelad sax ah iyo istiraatiijiyad maskaxsan! ๐Ÿ’ก

Nala Kaasho oo kamid noqo guuleystaaha somaliyeed!


21/07/2026

Short Film๐ŸŽฅ : Xaaska dib kuu dhigta ๐Ÿ˜‚


16/07/2026

Short Film ๐ŸŽฌ: Job Interview part 2 ๐Ÿ˜‚

Maanta waa maalin farxad iyo sharaf u leh dhammaan bahda Habraac Media, ๐…๐š๐ข๐ณ๐š ๐Œ๐š๐ก๐๐ข ๐€๐›๐๐ข iyo Cartan Shire Maxamed , oo k...
16/07/2026

Maanta waa maalin farxad iyo sharaf u leh dhammaan bahda Habraac Media, ๐…๐š๐ข๐ณ๐š ๐Œ๐š๐ก๐๐ข ๐€๐›๐๐ข iyo Cartan Shire Maxamed , oo ka tirsan Habraac Technology, kana qalin-jabiyay Bachelor of Computer Science.

Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaal, dulqaad, iyo go'aan adag. Waa bilow cusub oo u horseedi doona fursado waaweyn iyo horumar xirfadeed.

Hambalyo mar kale! Guushiinnu waa guusha qoyska Habraac. ๐Ÿ’™๐ŸŽ“

โ€“ Bahda Habraac Media

World Youth Skills Day 15 Julywaxaan hambalyo u direynaa Dhamaan dhalinyarada xirfadleyda ah.iyadoo rumeysan in xirfadu ...
15/07/2026

World Youth Skills Day 15 July
waxaan hambalyo u direynaa Dhamaan dhalinyarada xirfadleyda ah.
iyadoo rumeysan in xirfadu tahay furaha horumarka.

marka aad macaamilka siiso booska boqornimada, guushu way kuu dhowdahay. ๐ŸŽฏ๐Ÿš€ Habraac Media waxay mar walba diyaar u tahay...
13/07/2026

marka aad macaamilka siiso booska boqornimada, guushu way kuu dhowdahay. ๐ŸŽฏ๐Ÿš€
Habraac Media waxay mar walba diyaar u tahay inay qanciso macaamiisheeda. โ™Ÿ๏ธ๐Ÿ’ผ

Address

Mogadishu
Hodan
2561

Telephone

+25261686200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habraac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category