Himilo TV

Himilo TV Himilo Tv Waa Telefishin Madaxbanan Waxaad ka hali kartaa Warar Sugan iyo Barnaamijyo Tayo leh .

๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡ :Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe ayaa yeeshay wadahadallo fool-ka-fool ah oo gaar ah, ...
05/10/2025

๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡ :Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe ayaa yeeshay wadahadallo fool-ka-fool ah oo gaar ah, waxaana weheliya xubno ka socda dalalka deriska ah oo doorka dhexdhexaadinta qaadanaya.

Shirka markii salaanta iyo is-xogwareysiga la dhammeeyay, waxaa si toos ah loogu gudbay qodobada xasaasiga ah ee la isku hayo:

- ๐˜ผ๐™ฆ๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™จ๐™ž๐™œ๐™– ๐™™๐™ค๐™ค๐™ง๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™ž๐™ž ๐™…๐™ช๐™—๐™—๐™–๐™ก๐™–๐™ฃ๐™™, ๐™–๐™ง๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ฎ ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™๐™š๐™™๐™š๐™ง๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™– (๐˜ฟ๐™๐™Ž) ๐™จ๐™ž ๐™ฌ๐™š๐™ฎ๐™ฃ ๐™ช๐™œ๐™– ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™๐™ค๐™ง๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™™๐™–๐™ฎ, ๐™—๐™–๐™ก๐™จ๐™š ๐™๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™ก๐™–๐™œ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™จ๐™—๐™–๐™ฎ ๐™ž๐™ฃ๐™–๐™ฎ ๐™–๐™ฆ๐™—๐™–๐™จ๐™๐™ค.

- ๐™…๐™ค๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™๐™–๐™™๐™–๐™ก๐™ก๐™–๐™™๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™›๐™–๐™ก๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™–๐™—๐™ช๐™ช๐™ง๐™ž ๐™ ๐™–๐™ง๐™– ๐™˜๐™ค๐™ก๐™–๐™–๐™™ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ ๐™–๐™ก๐™– ๐™›๐™ค๐™œ๐™–๐™–๐™ฃ๐™จ๐™๐™ค, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ž๐™ฃ ๐™จ๐™ž ๐™ฌ๐™–๐™™๐™–๐™Ÿ๐™ž๐™ง ๐™–๐™ ๐™ก๐™ค๐™ค๐™œ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™™๐™– ๐™๐™–๐™™๐™ก๐™ค ๐™ข๐™ช๐™จ๐™ฉ๐™–๐™ฆ๐™—๐™–๐™ก๐™ ๐™–, ๐™ฉ๐™–๐™–๐™จ ๐™ค๐™ค ๐™ญ๐™–๐™ก ๐™ช ๐™ฃ๐™ค๐™ฆ๐™ค๐™ฃ ๐™ ๐™–๐™ง๐™ฉ๐™– ๐™—๐™ž๐™ญ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™ฃ๐™–๐™˜๐™ฎ๐™–๐™™๐™ž๐™ž ๐™ก๐™– ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™จ๐™–๐™™๐™–๐™ฎ.

Himilo TV

05/10/2025

๐‚๐ก๐ข๐ง๐š :Bandhig diyaaradaha yar yar oo aan duuliye lahayn ayaa isku beddelay musiibo, iyadoo laba kun oo diyaaradood ay si lama filaan ah dhulka u soo dhaceyn.

Himilo TV

05/10/2025

๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐จ๐›๐š๐ซ๐๐ž: Bulshada ku dhaqan magaalada Buulabarde ayaa soo dhaweysay dayactirka garoonka, waxayna sheegeen inuu wax weyn ka tari doono horumarka magaalada. Waxay sidoo kale ballan qaadeen inay si buuxda uga qeyb qaadan doonaan dayactirka garoonka.

Himilo TV

05/10/2025

Maamulka degmada Buulaburde iyo dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada Buulaburde ayaa si wadajir ah uga qeyb galaya dayactir xoogan oo lagu sameynayo garoonka diyaaradaha ee magaalada. Dayactirkaan ayaa waxaa looga gol leeyahay in lagu hagaajiyo garoonka si uu u noqdo mid casri ah oo ay diyaaraduhu si nabadgelyo ah u soo degi karaan.

Himilo TV

05/10/2025

๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จ : Diyaar garow xooggan ayaa ka socda garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo, iyadoo loo diyaargaroobayo soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya.

Himilo TV

Qarax Miino ayaa ka dhacay guri ku yaala xaafadda Waxaradda degmada Hilwaa waxaana ku dhaawacmay 4qof oo midi ay tahay c...
04/10/2025

Qarax Miino ayaa ka dhacay guri ku yaala xaafadda Waxaradda degmada Hilwaa waxaana ku dhaawacmay 4qof oo midi ay tahay cunug yar.

Himilo TV

04/10/2025

WAR DEG DEG AH

Qarax aad u xooggan ayaa mar kale ka dhacay gudaha Godka Jilacow, waxaana dhawaqiisa si weyn looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Wixii warar dheeraad ah, Kala Sico Himilo TV

Dayactirka Garoonka Diyaaradaha ee BuulaburdeMaamulka degmada Buulaburde iyo dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada Buulab...
04/10/2025

Dayactirka Garoonka Diyaaradaha ee Buulaburde

Maamulka degmada Buulaburde iyo dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada Buulaburde ayaa si wadajir ah uga qeyb galaya dayactir xoogan oo lagu sameynayo garoonka diyaaradaha ee magaalada. Dayactirkaan ayaa waxaa looga gol leeyahay in lagu hagaajiyo garoonka si uu u noqdo mid casri ah oo ay diyaaraduhu si nabadgelyo ah u soo degi karaan.

Dayactirka waxaa ka mid ah:

* Dayactirka wadada ay diyaaraduhu ku ordaan
* Dayactirka nalalka garoonka
* Dayactirka xafiisyada garoonka
* Dhismaha hool cusub oo rakaabku ku nastaan

Maamulka degmada Buulaburde ayaa sheegay in dayactirkaan uu muhiim u yahay horumarka magaalada, isla markaana uu fududeyn doono isku socodka dadka iyo ganacsiga. Waxay sidoo kale ugu baaqeen bulshada inay si buuxda uga qeyb qaataan dayactirka garoonka.

Bulshada ku dhaqan magaalada Buulaburde ayaa soo dhaweysay dayactirka garoonka, waxayna sheegeen inuu wax weyn ka tari doono horumarka magaalada. Waxay sidoo kale ballan qaadeen inay si buuxda uga qeyb qaadan doonaan dayactirka garoonka.

Himilo TV

04/10/2025

Weerar ku bilowday Qarax ayaa lagu qaaday Xarunta Nabad sugida ee Godka Jilicow waxaan la maqlayaa Rasaas iyo Qaraxyada Bambo Gacmeedyada.

Himilo TV

๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡Xamaas ayaa caawa aqbashay sii deynta 48 maxaabiis Israa'iiliyiin ah, oo ay ku jiraan meydadka qaar ka mid...
03/10/2025

๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡

Xamaas ayaa caawa aqbashay sii deynta 48 maxaabiis Israa'iiliyiin ah, oo ay ku jiraan meydadka qaar ka mid ah dadkii ay qafaasheen bishii Oktoobar 2023. Xamaas waxa kale oo ay ogolaatay in ay maamulka ku wareejiso maamul Falastiini ah oo ay taageerayaan dalalka Carabta.

Arintan ayaa timid ka dib markii Trump uu maanta u qabtay Xamaas ilaa Axada 6-da duhurnimo si ay uga soo jawaabto arinkan.

Himilo TV

Address


12345

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilo TV:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share