Qasim Cabdulle

Qasim Cabdulle Madal Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada.
(1)

17/06/2025

Dabka ayaa la saaray Israa'11l caawa markale.

Trump wuu waalanyahay kulahaa waan ognahay meesha uu ku dhuumanaya Hogaamiya Iran Aayatullaahi Cali Khumeyni laakiin ma ...
17/06/2025

Trump wuu waalanyahay kulahaa waan ognahay meesha uu ku dhuumanaya Hogaamiya Iran Aayatullaahi Cali Khumeyni laakiin ma dileyno hadda.

Qiyaanada Turkiga uu ku sameeyay Iiraan halkan ka daawo.
17/06/2025

Qiyaanada Turkiga uu ku sameeyay Iiraan halkan ka daawo.

17/06/2025

Aqalka Cad ee Mareykanka war weyn ayaa ka soo bixi doona, waxaa ka socda shir al baabada loo xiray.

16/06/2025

Caawa muuqaal majiro Israa'11l wey xirxirtay Wariyeyaashii muuqaalada ka duubayay Gantaalada Iiraan meelaha ay ku dhacaan.

16/06/2025

Gubashada Israa'11l

16/06/2025

16/06/2025

Israa'iiliyiinta waxa ay lee yihiin ilaa intee aan godadka ku jireynaa saan macquul maaha, Waxbarasho ma jirto, Ganacsi ma jiro iyo Diyaarad soo galeysa Israa'11l ama ka baxeysa ma jirto waxa ay galeen xaalad la mid ah Marinka Gaza.

16/06/2025

5-Qof ayaa dhimatay 100 waa dhaawac inta la helay sida ay ku warantay Warbaahinta Israa'11l.

16/06/2025

Burburka gaaray Israa'11l waa aad u xoogan Gantaalada Saaka Iraan ku tuurtay Israa'11l waxa ay ahaayeen kuwa Gantaaladii h**e.

16/06/2025

Gantaalada toos ayeey ugu dhacayaan Israa'11l

Address

Cape Town

Telephone

+27827694524

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qasim Cabdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qasim Cabdulle:

Share