BurdaarTv

BurdaarTv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BurdaarTv, TV Channel, Jowhar.

5 malyan oo lacagaha doolarka ah ayaa goordhow Caabudwaaq loogu geeyay si uu shacabkii qaatay hubkaWaa dowlad hub tahrii...
19/07/2024

5 malyan oo lacagaha doolarka ah ayaa goordhow Caabudwaaq loogu geeyay si uu shacabkii qaatay hubka

Waa dowlad hub tahriibinaysa haddana lacagta waxaa leeysla dhaxmaraayaa in ay tahay doolar faalsa ah lama oga halka ey ku danbeeydoonto

Maalintii sadaxaad ayaa shir uga socdaa beel weynta xasan maxamed balad weyne
17/07/2024

Maalintii sadaxaad ayaa shir uga socdaa beel weynta xasan maxamed balad weyne

Waxaa maalintii labaad shir aayo katalin uga socdaa beel weynta Xasan maxamed
16/07/2024

Waxaa maalintii labaad shir aayo katalin uga socdaa beel weynta Xasan maxamed

Milkiilayaasha SNTV  Free SNTV Qabiilka ha ka xuroobo
29/08/2023

Milkiilayaasha SNTV Free SNTV Qabiilka ha ka xuroobo

Geesi qaran ! Sumada Maamulka hiiran state ninkaan ka hadla waa madaxeynaha maamulka Hiiran State Mudane Cali jeyte cism...
25/06/2023

Geesi qaran ! Sumada Maamulka hiiran state ninkaan ka hadla waa madaxeynaha maamulka Hiiran State Mudane Cali jeyte cismaan love Saaro

Hal sano iyo bil uu joogay Madaxweyne Xasan Shiikh lama arkin Qaali Guhaad Tolow maxaa aamusiyay, maxay kula tahay in ay...
05/06/2023

Hal sano iyo bil uu joogay Madaxweyne Xasan Shiikh lama arkin Qaali Guhaad Tolow maxaa aamusiyay, maxay kula tahay in ay u aamustay???????

Sawirkaan waxa hada socdo ayeey ka turjumee
31/05/2023

Sawirkaan waxa hada socdo ayeey ka turjumee

Tv Qaranka oo lagu soo daray in ey xayiisiin karaan Gabdhaha aadka u qurxoon bal ila daawada.
05/02/2023

Tv Qaranka oo lagu soo daray in ey xayiisiin karaan Gabdhaha aadka u qurxoon bal ila daawada.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Dib u Heshi...
15/01/2023

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Dib u Heshiisiinta iyo Nabadeynta Dowlada Hirshabeellle Maxamed Cali Xuseen (Geelsuge)

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BurdaarTv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category