04/11/2025
》》Professional Master in Graphic &Visual Design
🎨 Ma Dooneysaa inaad noqoto qof Master Graphic & Visual Design ku ah Professional ?
Ku soo biir Yool Institute Of Technology oo Ku baro Photoshop, Illustrator & InDesign si xirfad leh! 💻
Graphic Design Waa koorso aan ugu talagalnay in aan ardayga xirfadiisa naqashadeynta aan kor ugu qaadno sidoo kale aan ku hagno wadada uu ku noqon lahaa qof is kiisa u shaqeysta Sii (Freelancer).
📅 Bilabashada: 11 Nov 2025
🕓 Shift: Galab iyo Duhur
📆 Maalmaha: Sabti ilaa iyo Arbaco
📍 Goobta: Hantiwadaag Jowhar-Soamalia
📞 La Xiriir: +252 61 8087789
✨ Baro xirfad Oo Ku Shaqee Biri
#2025-2026