Caaqil Media

Caaqil Media Caaqil media group official page

15/11/2021
05/10/2021
01/10/2021
Aadan Keynaan oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi beri Kenya ayaa loo doortay Xoghayaha Guud ee isbaheysiga Xisbiga talada da...
22/06/2020

Aadan Keynaan oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi beri Kenya ayaa loo doortay Xoghayaha Guud ee isbaheysiga Xisbiga talada dalka Kenya haya.

Xildhibaan Aadan Keynaan, Waxa uu hadda noqonayaa ninka ugu sareeya ee Xisbiga Jubilee ku matalaya Soomaalida Kenya.

 : Waxaa Xilkii hadda laga qaaday Aadan Barre Ducaale oo ahaa Hoggaamiyaha Aqlabyidda Baarlamaanka Dalka Kenya, hadda wa...
22/06/2020

: Waxaa Xilkii hadda laga qaaday Aadan Barre Ducaale oo ahaa Hoggaamiyaha Aqlabyidda Baarlamaanka Dalka Kenya, hadda waa Xubin la tirsan Baarlamaanka oo keliya.

MASUQ MAASUQ iyo Hanti lagu boobay Sharka dowladda❗Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Shaqaale ka tirsan wasarada arrim...
22/06/2020

MASUQ MAASUQ iyo Hanti lagu boobay Sharka dowladda❗

Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Shaqaale ka tirsan wasarada arrimaha gudaha Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ahaa shaqaalihii dowladda Federaalka ee ka shaqeynayay dhismiha DG Galmudug ayaa waxaa ka cabanaya shirkado iyo ganacsato oo uu hantidoodii isticmaalay muddadii lagu guda jiray dhismaha maamulka Galmudug.

Ganacsatadaan oo isugu jira milkiilayaal Hoteelo, Guryo iyo Gaadiid ayaa ku eedaynaya Yaxye in uusan bixin qarashaadkii ay ku lahaayeen arrintantaas oo uu damiin uga ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Yaxye waxaa ku wehlinayay heshiisyadaas Sacdiyo Maxamed Cilmi oo ah madaxa Howlaha Tasiilaadka iyo Saadka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, taas oo heshiisyada la gashay ganacsatada intooda badan.

Markii ay dhamaatay hawshii dhismaha maamulka, oo ay ganacsatadii soo gudbiyeen qaansheegadkoodii, ayey Yaxye iyo Sacdiya iskaga huleeleen Dhuusamareeb, kaddibna waxa ay xirteen telefoonadodii waa sida ay iyagu inoo sheegeene.

Cabashada ganacsatadaan oo sida ay sheegeen ay u gudbiyeen madaxweyne Qoorqoor ayaa waxa uu u sheegay in uusan mas’uul ka aheyn wixii dhacay inta uusan xilka la wareegin.

Haddaba, ganacsatadan oo aaminsan in hantidoodii la boobay ayaa raadinaya habkii ay u mari lahaayeen dacwad-oogid ka dhan ah Yaxye Cali Hareeri iyo Sacdiyo Cilmi oo magaca dowladda ku lunsaday Hanti shacab oo fara badan?

Go Subscribe my Youtube Channel
https://www.youtube.com/channel/UC9TjjvGUmU_-zsqt2egEflw

Go Follow my Instagram
👇
https://instagram.com/aliadanmumin?igshid=1mk8v7lsifmt8

22/06/2020

: Qaraxyo ayaa ka dhacay degmadda Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.

Halka Qaraxyadda Bartilmaameedka ah ay ka dhaceen waa goroonka diyaarada degmada Buulobude ee gobolka Hiiraan, faafaahinno kale iyo sawirada goor dhow la soco.

20/06/2020

Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame Oo Kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabelle Ayaa Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyo Hurinta Dagaal Beeleedyada Kasocday Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Qeybo Kamid Ah Gobalkaasi Hiiraan.

15/06/2020

Walaal ka qeyb qaado roog dhigida masjidul kheyr ee jowhar

09/06/2020

Webiga shabelle waa sidee dhibaatada ee uu ugeystay shacabka deegaanada shabeelaha dhexe.

30/05/2020

Wasaarada Caafimaadka Hirshabelle Oo Kormer Kutagtay Xarunta Karantiilka Dadka Uusoo Rito Cudurka Covid 19.

30/05/2020

Welcome to Caaqil media
dheh Pagekaan

Address

Hantiwadaag
Jowhar
25261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caaqil Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share