Degmada ceelbaraf

Degmada ceelbaraf social services

17/07/2024

Ninkii doof ku yimid gerido beey dhibeysaa
Taako Degmada ceelbaraf kamid cid loga waban mayo
Guul Dadka dhulkooda difacanayo

Safiyo Ahmed Kaneeco waa gabadh samafale ah , howlkar ah , naxriis badan , daacdnimo ugu adeegto dadka danta yar  , waa ...
02/05/2024

Safiyo Ahmed Kaneeco waa gabadh samafale ah , howlkar ah , naxriis badan , daacdnimo ugu adeegto dadka danta yar , waa gabadh mudan in ladhiira galiyo si eey u sii laba jibaarto shaqada adag eey ka heyso Degmada ceelbaraf
Wll markasto garab u noqo masaakiinta si ilahey adne kuugu naxariisto,
عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ ، قَالَ:

«الرَّاحِمُونَ يَرْحَمُهُمُ الرَّحْمَنُ ، ارْحَمُوا مَنْ فِي الأَرْضِ يَرْحَمْكُمْ مَنْ فِي السَّمَاءِ».أَخْرَجَهُ أَبُو دَاوُدَ ، وَالتِّرْمِذِيُّ ، وَصَحَّحَهُ ، تَفَرَّدَ
(وأحسن كماأحسن الله إليك)

26/02/2024
Gudoomiyaasha Degmooyinka 2 da Gobol ee Hirshabelle .Dadki hurdaayow hurda ka kac Ceelbraf waa Degmada ceelbaraf   .Waa ...
26/02/2024

Gudoomiyaasha Degmooyinka 2 da Gobol ee Hirshabelle .
Dadki hurdaayow hurda ka kac Ceelbraf waa Degmada ceelbaraf .
Waa taas Maamulkodi uu ka war bixinaayo
Guul Mahadsanid Gudomiye Cabdulaahi xaaji
Hirshabelle State House waxa ey u jiheysatay Hormarka Degaanada laga xureyay cadawgi umada somaliyed
Madaxdi labada Gobal

27/12/2023

Fikrad xumo ayaan u arkaa iyadoo qaan kugu jirta in wax aan hormarineynaa dhahaa Hilaal Foundation For Development waxan wax ugu dhibanay in ey qaraabada isku wado Laakin waxa ino muuqda Dulduleelo badan iyo Khibrad yari oo ey ka baran wayeen wixii horay u dhacay

Address

Shabeelada Dhexe
Jowhar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada ceelbaraf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Degmada ceelbaraf:

Share