مركز أهل الأثر

مركز أهل الأثر الكتاب والسنة على فهم سلف الأمة

10/09/2025

TOOS-Nadwo-Cilmiyeed- Oo
-Cinwaan-Looga-Dhigay-
Hanuun-Mitka-Ugu-Kheer-Badan-Waakii-Nabi-Muxamad-ﷺ
Masjidka Walideyn

Waa culimada ka qeybgaleysa nadwada berri -insha allah -lagu qabanayo Masjidka WalideynToos kaga daawo nadwada boggan مر...
09/09/2025

Waa culimada ka qeybgaleysa nadwada berri -insha allah -lagu qabanayo Masjidka Walideyn
Toos kaga daawo nadwada boggan مركز أهل الأثر

29/08/2025

TOOS:-KULAN CILMIYEEDKA RAACIDDA SUNNADA NABIGA SCW

27/08/2025

Nadwo ku saabsan raaciddda suubaha ayaa jimcaha -insha allah- lagu qabanayaa Masjidka xaaji Maxamuud Qaaje

26/08/2025

Muxaadaro ku saabsan qabriga iyo xaaladihiisa ayaa arabacada -insha allah-lagu qabanayaa مركز أهل الأثر

20/08/2025

Waxaa berri dib u bilaabanaya Dawradii Xadithiga ahayd ee مركز أهل الأثر

20/08/2025

Toos:-xafladda qalin jabinta Dufcadda 6aad ee Machadka Al-mutqiniin
Al-Matiin Media

19/08/2025

Wajiga 1aad ee duruusta مركز أهل الأثر qeybtiisa dumarka ayaa lasoo gabagabeeyay

07/08/2025

Wargalin:-xaflad weyn oo lagu abaalmarinayo Guuleytayaashii Tartanka Qur'aanka ee معهد الإمام الشوكاني Machadka Imaamu Showkaani oo berri la qabanayo insha allah
Al-Matiin Media

07/08/2025

Wargalin
Waxaa maanta iyo berriba baaqanaya darsigii dawrada xadiithiga ah ee مركز أهل الأثر
Sheikha oo xanuunsan awgeeda -allaha noo caafiyee-

03/08/2025

Wareegii 2aad ee tartanka qur'aanka معهد الإمام الشوكاني Machadka Imaamu Showkaani oo soo idlaaday, iyadoo la shaaciyay xiliga la qabanayo xafladda abaalmarinta.

03/08/2025

TOOS:Wareegga Ugu Dambeeya Tartanka Qur'aanka Ee Machadka Imamu Shawkaani
Al-Matiin Media

Address

Celasha Biyaha
Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز أهل الأثر posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share