Kismayo Post

Kismayo Post Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kismayo Post, Media Agency, Kismayo, Kismayo.

05/07/2025

Maxaa kugula Yaab badnaa adiga

Qubuuraha Baarcaleen ee duleedka Kismaayo ayaa lagu Aasay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubbaland Cabdulqaadi...
29/06/2025

Qubuuraha Baarcaleen ee duleedka Kismaayo ayaa lagu Aasay Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud waxana aaska Marxuumka ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, Siyaasiyiin iyo Bulshada rayidka qeybeheeda kala duwan.

Madaxweynaha Dowladda jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam  Masuuliyiin ka tirsan Dowladaha heer fedraal iyo State Iyo Qey...
29/06/2025

Madaxweynaha Dowladda jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam Masuuliyiin ka tirsan Dowladaha heer fedraal iyo State Iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada reer Jubaland ayaa Madaarka Caalamiga Sayid Maxamed Cabdile Xasan ee magaalada kismaayo kaga hortagay Meydka AU Marxuun Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.

Address

Kismayo
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category