Garsi Production

Garsi Production Garsi Production waxa aad kaheli doontaan barneemishyo kala duwan oo aad idin xiisi galin doono fadl

Garsi Production: This is the official page of G.P
Halkani waa bogga rasmiga ah ee Garsi Production

Ku-simaha ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland, Mudane Ibrahim Mohamed Qoshow ayaa...
27/06/2026

Ku-simaha ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland, Mudane Ibrahim Mohamed Qoshow ayaa maanta magaalada Kismaayo kaga qaybgalay tababar ku saabsan Wadahadalka Aan Xanafta Lahayn kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland.

04/03/2026

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Jubbaland mudane Abdi mohamed abdirahman, siyaasi miisaan weyn ku leh Jubbaland.

02/02/2026

Xarunta uga sarreysa ee sharci-dejinta dalka iyo xaaladda maanta ka taagan, booliska iyo xildhibaanada ayaa gacmaha isku la tagay.

Address

Kismayo

Telephone

+252612595847

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garsi Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share