Cawrmale Community

Cawrmale Community Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cawrmale Community, Media/News Company, Dalcada, Kismayo.

kusoo dhawoow Cawrmale Community waa pageka Rasmiga ee beesha Cawrmale oo ka mid ah beelaha daga dhulka soomaaliyeed pagekani waxaad kala socon doontaan dhammaan wax walba oo quseeya beesha Cawrmale.

17/02/2025

GABAR CIISA DHEH💙

XAFLADA CALANKA BEELWEYNTA COWRMALE EE 18 AUGUST OO  SI WEYN LOOGU MAAMUUSAY MAAMULKA KOONFUR GALBEED MAGAALADA BEYDHABO...
18/08/2024

XAFLADA CALANKA BEELWEYNTA COWRMALE EE 18 AUGUST OO SI WEYN LOOGU MAAMUUSAY MAAMULKA KOONFUR GALBEED MAGAALADA BEYDHABO🩵🔥

SHERE

Galbeedka Kismaayo Media
Runta TV
Xisbiga Rimi Iyo Ruxusho
Highlights

17/08/2024

MUQDISHO CAAWA COWRMALE U SHIDAN TAHAY

17/08/2024

18 AUGUST COWRMALE DAY

SHERE & FALLOW DHEH

17/08/2024

18 AUGUST CAAWA IYO CAASIMADA DALKA.

Caawa  Xaflada 18 August oo ah maalinta Calanka  Beesha cawrmale waxay ka dhaci doonta muqdisho Beerta Benadir dhamaan b...
17/08/2024

Caawa Xaflada 18 August oo ah maalinta Calanka Beesha cawrmale waxay ka dhaci doonta muqdisho Beerta Benadir dhamaan bulsha weynta cowrmale ee ku dhaqan muqdisho halkaas beey kaga qeyb gali karaan dabaal daga xaflada calanka 18 August markii 4Aad la qaban doono

Shere & follow

17/08/2024

18 AUGUST MAALINTA CALANKA BELWEYNTA COWRMALE🩵

HALKEE BAAD BERITO KU DABAAL DAGI DOONTAA?

HALKANI WAA MAGAALADA BEYDHABO MAAMULKA KOONFUR GALBEED.

Highlights

15/08/2024

18 August bulsha weynta cowrmale Day

Address

Dalcada
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawrmale Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share