Kismayo TV

Kismayo TV KISMAAYO TV 🎙️ Isha Rasmiga ah ee Wararka Jubbaland 📰 Xaqiiqo • Hufnaan • Xog Sugan

28/08/2026

Jubaland waa laga soo duulay, balse waan ka adkaanay kuwii duullaanka ahaa!” — Guddoomiyaha Doolow oo tababar usoo xiray ciidamo cusub oo Daraawiish ah. 💪

28/08/2026

Xasan Sheekh Galmudug wuu u turay, annagana wuu nagu taagsaday.” — Madaxweyne Laftagareen.

27/08/2026

Hadalka Wasiirka Waxbarashada Jubaland, Cabdinaasir Seeraar Maax, ayaa xambaarsan dhiirrigelin weyn oo ku wajahan ardayda dadaalka iyo kaalmaha h**e ka gala imtixaannada fasalka 8-aad. Waxay sidoo kale dhiirrigelin u noqon kartaa ardayda kale inay dadaalkooda kordhiyaan.

27/08/2026

xafladda shaacinta natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee Jubbaland, sanad-dugsiyeedka 2025–2026, oo maanta 27 Agoosto 2026 lagu qabanayo Agan Hotel.

26/08/2026

Jawiga Kismaayo waa qabow oo qurux badan 🌧️Magaalada oo dhan waxaa ka muuqata bilicda iyo deganaanshaha roobka.

26/08/2026

🌧️ Jubbaland oo digniin ka soo saartay roobab xooggan iyo daadad la filayo inay dhawaan ka da’aan deegaanada Jubbaland.

25/08/2026

🔥 HOWLGALLO CUSUB OO KA DHANKA AH ARGAGIXISADA KA SOCDA JUBBOOYINKA

Ciidamada ayaa howlgallada ka gaaray guulo muhiim ah, iyagoo beegsaday fariisimo iyo goobo ay argagixisadu ku dhuumaaleysanayeen.

24/08/2026

DEGDEG: Ciidamo wata boqolaal mooto Feykoon ah ayaa la sheegay inay kusii jeedaan magaalada Baydhabo, sida uu sheegay Ugaas Xasan Cabdi, afhayeenkii Koonfur Galbeed

23/08/2026

War ka qabta ninka!!😂😂👨🏻‍🎨

23/08/2026

“Qorigii hooyada lagu difaaci lahaa, ayaa maanta isla hooyooyinkii lagu tooganayaa. Qalbi-jabkii Muqdisho iyo maanta—waa xanuun aan erayo lagu cabbiri karin.”

Address

Kismaayo
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share