BTN somali

BTN somali Waa Page aad kahelidoontaan wararka degmoyinka baali iyo guud ahaan wararka soomalida

11/10/2023

161.5K likes, 6741 comments. “ 🇬🇧 ”

Waxaan galabta qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed...
31/07/2023

Waxaan galabta qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed Cabdi Affey, oo aan si qoto dheer uga wada hadalnay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool dalka gudihiisa iyo dibeddiisa iyo sidii daruufahooda nololeed loo hagaajin lahaa.

Iskaashiga u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo hay’adda UNHCR waa mid muhiim, waxaanan isla qaadanay inaan ka wada shaqeyno daryeelka qaxootiga ku sugan waddankeena iyo barakacayaasha, gaar ahaan sidii looga taageeri lahaa sidii ay ku heli lahaayeen xal waara.

Dadaalka dib u xoreynta iyo sugidda amniga ee ay waddo Xukuumadda DanQaran waxa uu dalka ku soo dabbaalayaa xasillooni waarta, oo isbeddel wanaagsan u keenaya nolosha qaxootiga iyo dadka barakacay.

W/Q xamse abdi bare raysulwasaaraha somaliya

Soomaaliyeey faataxada u mara Fahad Yaasiin inuu Ilaahay qalbiga uga reebo NISA 🤲🏽 ilaa xalay lix jeer baa la isoo wacay...
31/07/2023

Soomaaliyeey faataxada u mara Fahad Yaasiin inuu Ilaahay qalbiga uga reebo NISA 🤲🏽 ilaa xalay lix jeer baa la isoo wacay iyadoo la iga codsanayo in aan baahiyo muuqaalo uu maalgeliyey oo hay’ada nabadsugida iyo ciidanka qaranka lagu magac dilayo.

Fahadoow wakhtigaagii waa soo qaadatay xilka qarankuna waa meerto, samir iyo iimaan Ilaahay ha kaa siiyo NISA 😂.

W/Q shiine culay

Dalka Pakistan maanta waxa lagu guulaystay  qaliin qaatay saacado badan in laga soo saaro gabar dhalo ay si ula kac ah i...
31/07/2023

Dalka Pakistan maanta waxa lagu guulaystay qaliin qaatay saacado badan in laga soo saaro gabar dhalo ay si ula kac ah iskaga xaraysay xubinteeda taranka kadibna fogaatay oo meel halis ah gaartay,

Qaliinka markii lagu guulaystay ayaa waxa meesha ka hadlay maamulihii isbitaalka wuxuuna bulshada ugu baaqay in guurka loo fududeeyo dumarka si aysan u dhicin tan oo kale.

YAAB! naagtan sawirkeeda kamuuqdo xaga hoose ayaa kuguulaysatay Mrs holland/Netherlands 2023ogoow asalkeedu waa nin naag...
25/07/2023

YAAB!
naagtan sawirkeeda kamuuqdo xaga hoose ayaa kuguulaysatay Mrs holland/Netherlands 2023
ogoow asalkeedu waa nin naag iskubedeshay

maad umalayn lahayd inuu nin ahaa markiisii h**e markaad aragtay sawirka.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuunAllah haunaxariisto dadkii kudhintay shilalkii kadhacay duleedka qabridahar iyo qabr...
17/06/2021

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Allah haunaxariisto dadkii kudhintay shilalkii kadhacay duleedka qabridahar iyo qabribayax.
Dhamaantood allah janatul fardowsa hakawaraabiyo.😭😭

Magaalooyinka axmaarada ay degto waxaa kasocda mudaaharad balaadhan oo lagagasoohorjeedo dowlada abiye iyadoo lagu dhali...
19/04/2021

Magaalooyinka axmaarada ay degto waxaa kasocda mudaaharad balaadhan oo lagagasoohorjeedo dowlada abiye iyadoo lagu dhaliilayo inay waxkaqaban weydey dhiiga daadanaya ee axmaarada.

Dibad baxyada ayaa lagusheegayaa inlagagasoohorjeedo dagaalada kadhacay xuduuda axmaarada ay lawadaagto oromada iyo gobolka metekel ee axmaarada lagulayey.
Sikastaba waxay umuuqata in ethiopia ay kaladhaqaaqdey oo sida layskugusooceliyo ay adagtahay.

waxaa uu dab kakacay kaalin shidaal oo kutaala magaalada shilaabo,ilaa hada lama daminin dabkaas degmaduna malaha dabdam...
18/03/2021

waxaa uu dab kakacay kaalin shidaal oo kutaala magaalada shilaabo,ilaa hada lama daminin dabkaas degmaduna malaha dabdamis.
Allah hakaqaboojiyo dabkaas.

Taageerada ONLF ee magaalada qabridahar.Waxaa maanta kaqabsoomay magaalada qabridahar isusoobax aad uweyn oo lagutaagera...
18/10/2020

Taageerada ONLF ee magaalada qabridahar.
Waxaa maanta kaqabsoomay magaalada qabridahar isusoobax aad uweyn oo lagutaagerayo xisbiga ONLF heshiiskii uu lagalay dowlada Ethiopia oo kasoowaregtay labo sano.
Shacabku maanta umaysan kalahadhin isusoobaxaas,waana mid niyad jabiyey xisbiga axmaarada aysamaysatay iyo dabadhilifyadooda deegaanka ujooga.

Inshaa Allah dowlada ogadenia wey xoroobi ONLF ayaana katalindoonta.

Anigoo ah mustafa cagjar ahna kusimaha madexweynaha DDS waxaan cadaynayaa,inaanan kursiga kudoorsanayn dhul soomalileeda...
03/10/2020

Anigoo ah mustafa cagjar ahna kusimaha madexweynaha DDS waxaan cadaynayaa,inaanan kursiga kudoorsanayn dhul soomalileedahay.
Lagamana yaabo kursi jacayl inaan qowmoyad kalekuraaligaliyo.
Soomalinimada ayaan adkeynayaa.
Oromada iyagu waan qancinaynaa!!

Hambalyo mareeyaha cusub quwada korontada Ethiopia laanta DDS engineer abdalah abshir.Runtii aad ayaa loogufarxay wanna ...
25/09/2020

Hambalyo mareeyaha cusub quwada korontada Ethiopia laanta DDS engineer abdalah abshir.
Runtii aad ayaa loogufarxay wanna markii kowaad oo ruux Somali ah jagadaas loomagacaabo.
Waxaan rajaynayna inuu waxkabadalo laydhka dhibaatada kajirta ee DDS.

Address

Kismayo

Telephone

+252657162363

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BTN somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BTN somali:

Share