Waamo TV

Waamo TV WAAMO TV Waa Warbaahin, Madaxbanaan, Dhex dhexaad ah, Warar iyo xogo Sugana Gudbisa.

Garaad Jaamac Garaad Cali oo si kulul ula hadlay madaxwayne Xassan Sheekh Maxamuud
28/04/2026

Garaad Jaamac Garaad Cali oo si kulul ula hadlay madaxwayne Xassan Sheekh Maxamuud

1 like. "GARAAD JAAMAC OO SI ADAG ULA HADLAY XASSAN SHEEKH MAXAMUD"

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada Labada Aq...
01/03/2026

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland, kuwaas oo shir wadatashi ah u yimid Magaalada Kismaayo.

01/03/2026

Madaxweynaha Dowlad Jubbaland ayaa kulan la-tashi ah ugu yeedhay xildhibaanada deegaan-doorashadoodu tahay Jubbaland ee ku jira labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

01/03/2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa maanta si diirran u soo dhaweysay xildhibaanada Jubbaland ku metela labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeysatay in aysan marnaba ka laaban doonin qorshaha ay dalka ku gaarsiineyso doorasho qof ...
23/02/2026

Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeysatay in aysan marnaba ka laaban doonin qorshaha ay dalka ku gaarsiineyso doorasho qof iyo cod ah, xilli ay natiijo la'aan iyo is-fahan waa kusoo dhamaadeen wada-hadalladii dowladda iyo Golaha Mustaqbalka.

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda, Cali Balcad ayaa sheegay in dowladdu ay weli diyaar u tahay wada-hadal furan, tanaasul dhanka "qaabka farsamo" ee doorashada ah, iyo wada-tashi qaran oo ballaaran.

Hase yeeshee, wuxuu si cad u qeexay in jihada loo socdo ee hirgelinta doorashada tooska ah ay tahay mid "muqaddas ah" oo aan gorgortan laga geli karin.

"Geeddi-socodka dimoqraadiyadda Soomaaliya dib looma dhigi karo ilaa xilli aan la cayimin," ayuu yiri Wasiir Cali Balcad, isagoo u jawaabayay Ergada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), oo qoraal soo dhigtay barta X.

Qaramada Midoobay ayaa muujisay niyad-jab ku aaddan in dhinacyadu ay ku guuldareysteen inay heshiis gaaraan, inkastoo ay soo dhaweeyeen ballanqaadka ah in wada-hadalka la sii wado.

Hay’adda Dembi-baadhista Somaliland (CID-da) ayaa u yeedhay Maareeyihii h**e ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Mr Daarood, ...
23/02/2026

Hay’adda Dembi-baadhista Somaliland (CID-da) ayaa u yeedhay Maareeyihii h**e ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Mr Daarood, wuxuuna la balamay berri 10-ka subaxnimo.

Booliska ayaa qaba amar ah haddii uu iman waayo xilliga balanta in lasoo qabto.

Xog aanu helnayna waxay tibaaxaysa in shaqsigan, oo markii h**eba xilka uga cararay isla-xisaabtankii dawladda, ay dul yaallaan eedo la xidhiidha musuq-maasuq iyo lunsiga hanti qaran.

Boqolaal milyan oo doollar ayaa loo haystaa in uu leexsaday, waxaana la filayaa inuu wajaho hay’adaha baadhista iyo kuwa garsoorka maalmaha soo socda.

Nala joog war wixii soo kordha.

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ayaa loogu baaqay in ay tanaasul muujiyaan, isla markaasna ay wax laga xumaado tahay ...
23/02/2026

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ayaa loogu baaqay in ay tanaasul muujiyaan, isla markaasna ay wax laga xumaado tahay in lagu kala tago wada hadalladii socday, sida lagu xusay Qoraal ka soo baxay Xafiiska QM ee Soomaaliya.

23/02/2026

WAR-MURTIYEEDKA GOLAHA MUSTAQBALKA SOOMAALIA.

Talks Collapse: Somalia’s Future Council Announces Breakdown of Negotiations With Federal GovernmentThe Council for Soma...
23/02/2026

Talks Collapse: Somalia’s Future Council Announces Breakdown of Negotiations With Federal Government

The Council for Somalia’s Future has announced that its negotiations with the Federal Government of Somalia have ended without any progress, describing the talks as “concluded with no results.”

In its statement, the Council said it had entered the discussions in good faith, hoping to find solutions to the country’s difficult circumstances, including severe drought, political fragmentation, economic pressures, and the impact of global geopolitical shifts. The Council said it had sought to safeguard the country’s stability and political certainty by advocating for an agreed electoral framework and adherence to the constitution.

According to the Council, the negotiations stalled primarily because the government continued to pursue constitutional amendments that would alter existing power structures, including provisions governing federalism and the separation of powers. The Council argued that Parliament had refused to halt legislative changes despite objections from opposition groups and more than 50 MPs.

The press release outlined several key areas of disagreement:

1. Constitutional Framework:The Council insists the 2012 provisional constitution remains the foundation of Somalia’s legal order and can not be altered without broad national consensus.

2. Term-limited Regional Administrations: The Council recognizes the legitimacy of regional administrations whose terms have expired, provided they follow constitutional norms and federal principles.

3. Election Procedures: The Council opposes efforts to impose new election rules on federal member states and supports maintaining the previous system overseen by both federal and state-level electoral bodies.

The Council also highlighted the need for a political agreement before 14 April, aimed at clarifying the federal electoral model, parliamentary election timelines, and governance frameworks. They accused the Federal Government of instead pushing for constitutional changes that would centralize power in Mogadishu.

The press release stated that the diverging positions of the two sides reflect a deeper disagreement over the future structure of the Somali state. While the government reportedly seeks a stronger central authority, the Council advocates for a federal model with shared powers, inclusivity, and a consensual electoral process.

The Council reaffirmed its willingness to continue dialogue if conducted transparently and under conditions that prioritize national unity, rule of law, and the protection of the constitutional order. It also warned against the risk of plunging the country into a constitutional vacuum or political conflict.

The Council urged the Somali public to remain steadfast, emphasizing that the country needs leadership committed to compromise, unity, and safeguarding the nation’s stability and constitutional integrity.

Burburka Wada-hadallada Mucaaridka iyo Madaxtooyada Soomaaliya.Wada-hadalladii u dhexeeyay Golaha Mustaqbalka Soomaaliye...
23/02/2026

Burburka Wada-hadallada Mucaaridka iyo Madaxtooyada Soomaaliya.

Wada-hadalladii u dhexeeyay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalka ayaa fashilmay oo meesha ka baxay.

Sida ay War-murtiyeed ay soo saareen Golaha Mustaqbalku waxay ku sheegeen sababta burburka in dowladda ay diidday laba qodob oo muhiim ah ahaa.

1. In go'aan laga gaaro doorashooyinka maamul goboleedyada ee muddadii sharciga ahayd ka dhammaatay.

2. In heshiis laga gaaro hannaanka doorashada heer federa

Address

Aymiska
Kismayo
NONEPOSTCODE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waamo TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share