Fatma Dahir

Fatma Dahir Digital Journalist & Media Reporter

27/08/2026

Maxaad kataqaanaa quraanjada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Muungaab, ayaa si adag uga hadlay xaaladda ka dhalatay burburinta iyo duminta dhulalka iy...
27/08/2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Muungaab, ayaa si adag uga hadlay xaaladda ka dhalatay burburinta iyo duminta dhulalka iyo guryaha ku yaalla qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho.

Muungaab ayaa sheegay in qeylada maanta laga maqlayo arrintan ay horay u jireen, isagoo tilmaamay in aan bulshada lagu amrin in laga fogaado ama aan loo tagin deegaanada ay ka mid yihiin Tookiyo, Buulo Axmed Cabdalle, Oobasiib iyo xaafadaha isku-raranka ah.

“Qeylada maanta qeylo horey u jirtay. Mana dhaheyno yaan la aadin Tookiyo, Buulo Axmed Cabdalle iyo Oobasiibooyinka & xaafadaha isku-raranka ah.”

Wasarada waxbarashada jubbalan ayaa maanta shaacineeso imtixanka fasalka 8 ee dugsiga hoose
27/08/2026

Wasarada waxbarashada jubbalan ayaa maanta shaacineeso imtixanka fasalka 8 ee dugsiga hoose

26/08/2026

Jubbalan oo diyaargaroobeesa qataro fatahaad lasheegay in ay dhacayaan.

Deg-Deg: Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa soodhoweeyay go'aankii dhowaan ay soo saartay maxkamada sarre ee dalka ee k...
26/08/2026

Deg-Deg: Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa soodhoweeyay go'aankii dhowaan ay soo saartay maxkamada sarre ee dalka ee ku aadanayd in doorashadii ka dhacday Galmudug natiijadeeda aysan waxba kajirin.

Hay’adda Socdaalka iyo Kastamka Mareykanka ee ICE ayaa diiday inay bixiso dokumentiyo la xiriira eedeymo muddo dheer loo...
26/08/2026

Hay’adda Socdaalka iyo Kastamka Mareykanka ee ICE ayaa diiday inay bixiso dokumentiyo la xiriira eedeymo muddo dheer loo jeedinayey xildhibaan Ilhaan Cumar, iyadoo sheegtay in shaacinta xogtaasi ay carqaladeyn karto “tallaabooyin sharci fulineed”.

25/08/2026

Musiibo ka dhacday Hindiya: Wiil 18-jir ah iyo waalidkiis oo ku dhintay Khavdya Hill”

25/08/2026

Shiekh mustafe oo kahadlay mowliidka.

25/08/2026

Dowladda Soomaaliya oo Qorsheyneysa Saldhigyo Ciidan iyo Xarumo Drones

25/08/2026

Maraykanka oo Suuriya ka saaray liiskiisa dalalka taageera argagixisada

Address

Kismayo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatma Dahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share