Hamdi Yasin

Hamdi Yasin Iam hamdi Mohamed yasin a multimedia Journalist with more than Six years experience with media

15/02/2025
13/02/2025

Challenge adag

Madaxwaynaha Soomaliland ayaa sheegay inuu rajaynaya Maraykanku inuu noqdo dalkii ugu horeeyay ee soomaliland wadanimo u...
11/02/2025

Madaxwaynaha Soomaliland ayaa sheegay inuu rajaynaya Maraykanku inuu noqdo dalkii ugu horeeyay ee soomaliland wadanimo u aqaansada

Makula tahay in Maraykanku uu soomaaliland Dal Madax banaan u aqoonsan doono

11/02/2025

Isbitaalka Wayn ee Magaalada Boosaaso waxaa looga baahanyahay

Noocyada dhigaan A- B- B+ AB+

Fadlan hadii dhiigagu noocyadaan ka midyahay aadna awoodo inaad shubo Boosaaso aad joogto fadlan Isbitaalka tag oo dhiigaaga ku deeq

06/02/2025

Abwaan Muxuyadiin Shaahid oo gabay dhiiro galin ah u qaaday Ciidamada Putland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaaw...
06/02/2025

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda, Calmiskaad ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa garab istaag u muujiyay Ciidamada wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka iyo guddiga taakulaynta Ciidamada, wuxuuna faray in la dardargeliyo daaweyntooda si dhameystiran dalka iyo Hadii loo baahdoba dibadda .

Madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay geeesiyaasha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku shahiiday hawlgalka , kuwaasi oo dhiigooda ku daahiriyey deegaanadii iyo dhulkii Argagixisada Daacish ku dhuumaalaysanaysay. Inta dhaawacantayna wuxuu Allaah uga baryaya in uu u boogga dhayo.

Madaxweynaha Puntland ayaa boggaadiyey dadaalka bulshada , hawlwadeennada Caafimaadka , Warbaahinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wuxuu ku baaqay Madaxweynuhu in sidaasi loo sii wado isku duubnimada iyo wadajirka Dowlad iyo shacab taasi oo ah mid ay si gaar ah ugu amaananyihiin dadka reer Puntland.

Halkan oo ah isbitaalka wayn ee magaalada Garowe waxaa safaf dhaadheer loogu jiraa sidii dhiig loogu deeqi lahaa askarta...
05/02/2025

Halkan oo ah isbitaalka wayn ee magaalada Garowe waxaa safaf dhaadheer loogu jiraa sidii dhiig loogu deeqi lahaa askarta ku dhaawacantay dagaalka lagula jiro argagixisada Daacish ee ka socda buuraha calmiskaat ee gobolka bari.

X/ Gole TV

28/01/2025

Qoftaan makeentay mise waa soo dhawaysay codkii AUN Xalimo Khalif Magool ?

Xamaas waxaay sii daysay Maxaabiistii ay Isra’iil ka haysatay Hay’adda Laanqayrta  Cas ayaayna ku wareejisay
19/01/2025

Xamaas waxaay sii daysay Maxaabiistii ay Isra’iil ka haysatay
Hay’adda Laanqayrta Cas ayaayna ku wareejisay

19/01/2025

Hebel gacan buu isku xaday oo muqaal ah

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamdi Yasin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamdi Yasin:

Share