IFTIN primary and secondary school

IFTIN primary and secondary school iftin waxa uu ku yaala kismaayo
jubbada hoose

Xaflada sagoontinta ardayda form4 ee 2025 waxa ay so bandhigeen waxyaabo badan oo kamid ah riwaayad iyo muxaadarooyin si...
21/05/2025

Xaflada sagoontinta ardayda form4 ee 2025 waxa ay so bandhigeen waxyaabo badan oo kamid ah riwaayad iyo muxaadarooyin sido kale waxa ay abaalmariyeen oo hadiyada gudoonsiiyeen dhammaan maamulka iyo macalimiinta dugsiga.

XAFLAD SAGOOTIN IYO HAMPALYAYN.Maanta waxaa inoo qabsaoontay xaflada sagoontinta ardayda fasalka 12aad ee dugsiga sare (...
21/05/2025

XAFLAD SAGOOTIN IYO HAMPALYAYN.

Maanta waxaa inoo qabsaoontay xaflada sagoontinta ardayda fasalka 12aad ee dugsiga sare (Form4) ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025,
Oo ay so diyaariyen ardayda juhdi badana galiyeen waxaan leenahay hampalayo oo hormar fiican gaara insha allah.



27/02/2025

HALF TIME
IFTIN 1 TAYO O
iftin ayaa hogaanka haysa waxaa dhiman qaybta labaad

FINAL GAMEGalabta waxaa wada ciyaaraya kulankii ugu dambeeye tartanka kubada cagta ee dugsida degmada kismaayo.IFTIN  VS...
27/02/2025

FINAL GAME
Galabta waxaa wada ciyaaraya kulankii ugu dambeeye tartanka kubada cagta ee dugsida degmada kismaayo.

IFTIN VS TAYO

Qadar iyo calaf waa halkeediye guusha waxaa leh iftin insha allah

Adiga saadaali kulankaan adag yaa koobka qaadayo maxayse ku dhammaanaysaa ciyaarta.

Hampalyo . 💪IFTIN 2 GANAANE 2Dugsiga IFTIN primary and secondary school oo gaaray finalka tartanka kubada cagta ee degma...
25/02/2025

Hampalyo . 💪
IFTIN 2 GANAANE 2

Dugsiga IFTIN primary and secondary school oo gaaray finalka tartanka kubada cagta ee degmada kismayo.
Waxa ay ku badiyeen rigooreyaal

SEMI FINALMAANTA WAXAA WADAA CIYAARAYA IFTIN  VS GANAANECalaf iyo nasiib waa halkiise guusha waa xageena insha allah.Adi...
25/02/2025

SEMI FINAL

MAANTA WAXAA WADAA CIYAARAYA

IFTIN VS GANAANE
Calaf iyo nasiib waa halkiise guusha waa xageena insha allah.

Adiga saadaali meeqa ayay ku dhamaanaysaa ciyaarta galabta.

Jadwalka afar dhammaadka tartanka iskuulada degmada kismayo.IFTIN VS GANAANETALAADO 25/02/2025Yaad is leedahay wuu badin...
22/02/2025

Jadwalka afar dhammaadka tartanka iskuulada degmada kismayo.

IFTIN VS GANAANE
TALAADO 25/02/2025

Yaad is leedahay wuu badinaya

FULL-TIME IFTIN 4    EX-MARINE 1GUUSHA WAXA AY RAACDAY DUGSIGA IFTIN.
21/02/2025

FULL-TIME
IFTIN 4 EX-MARINE 1

GUUSHA WAXA AY RAACDAY DUGSIGA IFTIN.

Full Time:  IFTIN 4  FAANOOLE 1Dugsiga IFTIN primary and secondary school oo galabtaa guul wayn  ka gaaray dhigiisa dugs...
17/02/2025

Full Time: IFTIN 4 FAANOOLE 1
Dugsiga IFTIN primary and secondary school oo galabtaa guul wayn ka gaaray dhigiisa dugsiga oo ay wada ciyaareen waxa ay kaga badiyeen 4 gool waxa ayna u gudbeen wareega sideed dhammaadka ee tartanka ciyaaraha dugsiyada degmada kismaayo.
Hampalyo dugsiga iftin.

17/02/2025

Ciyaarta waxa ay kala maraysaa
IFTIN 4 FAANOOLE 1
waxaana ka dhiman daqiiqo

Maanta waxaa wada ciyaari doona IFTIN VS FAANOOLEkulan katirsan tartanka ciyaaraha dugsiyada degmada kismaayo iyo kuwa k...
17/02/2025

Maanta waxaa wada ciyaari doona
IFTIN VS FAANOOLE
kulan katirsan tartanka ciyaaraha dugsiyada degmada kismaayo iyo kuwa ku xeeran degmada.

Gari laba nin k**a wada qosliso. Kubadana waa cad iyo madow balse waxaan guul u rajaynaa dugsiga iftin.

Bal adiga saadaali ciyaarta inta ay ku dhammaanayso.

21/11/2024

Maamulaha dugsiga ustaad Oo hamplayo iyo mahadcelin u diray macallimiinta somaliyeed gaar ahaan macalimiinta jubbaland.

2024

Address

Streat 30
Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFTIN primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IFTIN primary and secondary school:

Share

Category