Hibo Podcast

Hibo Podcast Hibo Podcast waxad kala socon karta barnaamijyo sheekoyin wacyogalin podcast madadaalo

29/08/2026

Daahfurka Xarunta Cusub ee Machadka Sheekh Maxamuud Macallin Nuur

27/08/2026

Shaacinta natijada imtixaanka shahaadiga fasalaka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee Jubbaland

Sanadkaan waxa kaalimaha sare galey 11 gabar halka 3 wiil ay galeen gabdhaha ayaa aad u dadaalaya alahuma bariik

24/08/2026

Kulan loogu Mahadcelinayay Gudi ku guuleestay Xal u helida Xiisad ka dhalatay Nin lagu dilay Galbeedka Kismaayo oo uu soo qaban qaabiyay Xildhibaan Cabdi Nuur Cali Aadan oo kamid ah Ximdhibaanada Dowlada Federaalka.

21/08/2026

Xaflad Qalin-jebin ah oo loo qabtay dufcaddii labaad ee Machadka Xamza Binu Cabdil-Mudalib

21/08/2026

Madina muuse oo ah hooyo beeraley ah oo ku nool deeganka buulaguduud ee dhaca waqooyga magalada kismaayo

20/08/2026

Garoonka Kubadda Cagta ee Degmada Kismaayo waxaa Shalay galabta lagu ciyaaray kulan ka tirsan wareegga labaad ee Horyaalka Heerka 1-aad ee Jubaland, waxaana isaga hor yimid kooxaha Dakadaha iyo Koban.

17/08/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland, Xareed Kilaaz Cabdi, ayaa deegaannada waqooyi ka furay tababar ku saabsan is-dhexgalka bulshada.

16/08/2026

Arday ka mid ah ardayda u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026 ee degmada Kismaayo ayaa galay kaalinta 8-aad, kaddib markii la shaaciyay natiijooyinka imtixaanka.

15/08/2026

Farhia farax ayaa gashe kaalinta 2aad ee imtixaanka shahaadiga sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee Jubbaland

15/08/2026

Wadanka xasan sheikh halaga qabto iyo xildhibaann ismacil cabdi keerow

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hibo Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share