Samo

Samo SAMO is a Hybrid Impact Agency based in Somalia, driving creativity, strategic storytelling, and impactful innovation across East Africa.

21/08/2026

HORYAALKA HEERKA KOWAAD EE JUBBALAND

Kulan bulsho heersare (high-level Public Forum) ah oo ay soo qabanqaabisay hayadda Somali Youth Leaders (SYL) ayaa lagu ...
10/08/2026

Kulan bulsho heersare (high-level Public Forum) ah oo ay soo qabanqaabisay hayadda Somali Youth Leaders (SYL) ayaa lagu qabtay jaamacadda Kismayo, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta maamulka hoose, ka-qaybgalka dhallinyarada iyo wadatashiga bulshada.

Waxaa si rasmi ah loo furay Xarunta Kismayo Physiotherapy ee ku taalla xaafadda Faanoole aagga Qacle ee magaalada Kismaa...
01/08/2026

Waxaa si rasmi ah loo furay Xarunta Kismayo Physiotherapy ee ku taalla xaafadda Faanoole aagga Qacle ee magaalada Kismaayo.

Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dawladda, Odayaal dhaqameed, Waxgarad, iyo marti sharaf kale, kuwaas oo goob-joog ka ahaa furitaanka xaruntan cusub.

Xaruntan ayaa bulshada ugu talagashay bixinta adeegyada daaweynta Jirka (Physiotherapy) iyo soo kabashada bukaannada, iyadoo gacan ka geysan doonta kor u qaadidda adeegyada caafimaadka ee magaalada Kismaayo.

Waxaan u rajaynaynaa maamulka iyo shaqaalaha xarunta guul iyo horumar joogto ah.

Shaqo wanaagsan waxay mudan tahay in la sheego.SAMO waxaan ka caawinnaa ururrada inay shaqadooda u beddelaan sheekooyin ...
30/07/2026

Shaqo wanaagsan waxay mudan tahay in la sheego.

SAMO waxaan ka caawinnaa ururrada inay shaqadooda u beddelaan sheekooyin iyo muuqaal gaadha bulshada, dhisa kalsooni, kana dhaliya saameyn.

Aan wada sheegno sheekadaada.
[email protected] | www.samocomms.com

Halkani waa duleedka magaalada Kismaayo deegaan dabiici ah oo ay ku kulmaan quruxda iyo degganaanshaha.Codadka shimbirah...
20/06/2026

Halkani waa duleedka magaalada Kismaayo deegaan dabiici ah oo ay ku kulmaan quruxda iyo degganaanshaha.

Codadka shimbiraha, xoolaha daaqaya, badda, iyo muuqaalka doogga cagaaran waxay ka tarjumayaan nabadda deegaanka, bilicda dabiiciga ah, iyo khayraadka hodanka ah ay ku tahay dhulka Jubbaland.

Xuquuqda sawirrada: SAMO

Maamulka iyo shaqaalaha Samo waxa ay dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed la qaybsanaysaa farxadda maalinta shaqaalaha aduun...
01/05/2026

Maamulka iyo shaqaalaha Samo waxa ay dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed la qaybsanaysaa farxadda maalinta shaqaalaha aduunka (Labour Day)

Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka bulshada iyo dhaqaalaha.

Happy Labour Day


08/04/2026

KISMAAYO & BANDHIGA BUUGA ARAGTIDA DOWLADNIMADA (THE IDEA OF STATE)

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š ๐’๐€๐Œ๐Ž iyo Somali Youth Leaders ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ˆ๐ฌ-๐š๐Ÿ-๐ ๐š๐ซ๐š๐ (๐Œ๐ž๐ฆ๐จ๐ซ๐š๐ง๐๐ฎ๐ฆ ๐จ๐Ÿ ๐”๐ง๐๐ž...
05/04/2026

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š ๐’๐€๐Œ๐Ž iyo Somali Youth Leaders ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ˆ๐ฌ-๐š๐Ÿ-๐ ๐š๐ซ๐š๐ (๐Œ๐ž๐ฆ๐จ๐ซ๐š๐ง๐๐ฎ๐ฆ ๐จ๐Ÿ ๐”๐ง๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐๐ข๐ง๐ ), kaas oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta ku aadan dhanka ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š.

Heshiiskan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya dhowr qodob oo muhiim ah oo labada dhinac iska kaashan doonaan: โ wacyigalinta dhalinyarada iyo bulshada, iskaashi warbaahineed iyo hal-abuur, soo saarista barnaamijyo wacyigalineed oo saameyn leh, Tababaro iyo aqoon is waydaarsi

Guud ahaan, heshiiskani waxa uu kor u qaadi doona ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š, soo saarista barnaamijyo wacyigalineed oo saameyn leh

Ugu danbeyn Heshiiskan waxaa si rasmi ah u saxiixay Agaasimaha Samo, ๐Œ๐ซ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐’๐ก๐ฎ๐œ๐ž๐ฒ๐› ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ iyo agaasimaha Hayadda Somali Youth Leaders (SYL) ๐Œ๐ซ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐






SAWIRO: magaalada Kismaayo waxaa si wadajir ah loogu tukaday salaadda Ciidda, iyadoo bulshada ay muujiyeen farxad ballaa...
20/03/2026

SAWIRO: magaalada Kismaayo waxaa si wadajir ah loogu tukaday salaadda Ciidda, iyadoo bulshada ay muujiyeen farxad ballaaran iyo is-dhexgal wanaagsan. Dadweynuhu waxay is weydaarsadeen tahniyado iyo ducooyin, iyagoo muujinaya midnimo, walaaltinimo iyo raynrayn ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Ciid Wanaagsan

Address

Kaah Building

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share