Mahamud

Mahamud HORUMARKA DALKEENA ���

17/04/2025

Deg deg Dagaal ay ku soo qaadeen jabhada somaliland degaanka dhoob halkaas oo ay gacan kulu kaga dhacday maleeshiyaadka SNM

17/04/2025

Dagaalka Ayaa Sii Xoogaystay Kadib marku goobo kale oo hor leh ka qarxay goordhaw la soco warbixin dhamaystiran iyo jabka cadawga soo gadhay

Nala soco

Fanaanka Dayax Dalnuurshe ayaa qaati ka jooga nin usuurad eg oo la baxay magaca Dayax Baydhabo.Dayax Dalnuurshe wuxuu dh...
16/03/2025

Fanaanka Dayax Dalnuurshe ayaa qaati ka jooga nin usuurad eg oo la baxay magaca Dayax Baydhabo.

Dayax Dalnuurshe wuxuu dhowaan Muqdisho ka furtay xarun ganacsi oo lagu magacaabo Morla, Dayax Baydhabo ayaa isna Baydhabo ka furtay xarun ganacsi oo uu ubixiyey Morla 2.

Dayax oo yaabban ayaa qaybta faallada ugu qoray " Too Much ".

16/03/2025

Welcome back

14/03/2025

Hablaha Puntland waa Hub qaad, muuqaal kayimid furimaha h**e ee Cal Miskaad.

14/03/2025

East waa fuuray 😂😂

13/03/2025

Ciidamadda difaaca Puntland ayaa gacanta ku fariisayey Madaxii hawlgalinta Daroonnada Argagaxisada daac1sh

Gabadha ugu qurxoon Somaliya oo markaan u tartameeysa Miss Africa. Aisha Ikow oo dhowaan ku guuleysatay Miss Somalia 🇸🇴 ...
13/03/2025

Gabadha ugu qurxoon Somaliya oo markaan u tartameeysa Miss Africa.

Aisha Ikow oo dhowaan ku guuleysatay Miss Somalia 🇸🇴 ayaa hada u tartameeysa inay ku guuleysato gabadha ugu qurxoon qaarada Africa.

13/03/2025

Daawo" Gurrigii Uu ku Dhashay Nabiga (SCW) wali ma aragtay Horeyse ma uaragtay... see more

13/03/2025

Farsamooyinka halista ah ee ay Daa1sh adeegsato iyo qalabka ay ku fuliso

Puntland ayaa 4 sanno oo xabsi ah iyo ganaax 1 sanno ah oo uusan ka shaqayn karin goobaha dadweynaha ku xukuntay Ninkii ...
13/03/2025

Puntland ayaa 4 sanno oo xabsi ah iyo ganaax 1 sanno ah oo uusan ka shaqayn karin goobaha dadweynaha ku xukuntay Ninkii wiilka yar ee Yemeniga ah kujirdilay suuqa Garoowe.

13/03/2025

Daawo" waa Tuma Gabadhii yareyd ee Barawe ku dhalatay caisha oo hibadeeda iyo kartideda ku meel martay.. see more

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share