North-eastern State Arts

North-eastern State Arts NESA, waa madal lagusoo bandhigo aragtida bulsho waynta Waqooyi Bari Somalia, waa indhaha bulshada, horumarka iyo hiigsiga mustaqbalka.

Dowladda Waqooyi Bari Oo ka hadashay xaaladda abaaraha ee ka jirta deegannada Waqooyi Bari.Follow iyo share dheh Pagga N...
10/12/2025

Dowladda Waqooyi Bari Oo ka hadashay xaaladda abaaraha ee ka jirta deegannada Waqooyi Bari.

Follow iyo share dheh Pagga NESA

Bogaadin iyo Dhiirrigelin.Ugu Horrayn waxa aan bogaadin iyo dhiirrigelin u diraynaa bulsha waynta Waqooyi Bari Somalia, ...
30/11/2025

Bogaadin iyo Dhiirrigelin.

Ugu Horrayn waxa aan bogaadin iyo dhiirrigelin u diraynaa bulsha waynta Waqooyi Bari Somalia, halganka iyo horumarka is garab socda iyo waxqabadyada lagu dhisayo islaashiga iyo wax wada qabsiqa.
Bahda NESA waxay hambalyeynaysaa guulaha soo iftiimay iyo horumarka, gaar ahaan dhismaha xarunta Halgamayaasha oo dhismeheedu si Xowli ah ku socdo.
Waxaan ugu baaqaynaa dhammaad bulshada Waqooyi Bari, waxgaradka, dhallinyarada, culimada , ganacsatada, haweenka iyo aqoonyahanka, in ay ka qayb qaataan taakulaynta dadka ku naafoobay halganka iyo harumarinta deegaanka.
Mar kale waxaan bogaadinaynaa iskaashiga iyo wax wada qabsiga.

Xaaladda Abaaraha Oo Meel Adag Maraysa!Abaaraha ka jira Waqooyi Bari  iyo guud ahaan Soomaaliya waa kuwo sii laba kaclay...
13/11/2025

Xaaladda Abaaraha Oo Meel Adag Maraysa!

Abaaraha ka jira Waqooyi Bari iyo guud ahaan Soomaaliya waa kuwo sii laba kaclaynaya oo saameyn xooggan ku yeeshay bulshada, gaar ahaan dadka ku nool miyiga iyo tuulooyinka. Biyo la’aanta iyo cunto la’aanta ayaa dhibaato weyn ku ah nolosha dadka, waxayna u baahan yihiin gargaar degdeg ah iyo taageero bulsho oo ballaaran.

Xaaladda abaaruhu waa mid si xawli ah ku socota, waxa ayna saamayn wayn oo nololeed ku yeelan kartaa nolosha dadka iyo xoolaha. Bulshada Waqooyi Bari badi kuma bararugsana xaaladda dhabta ah ee ka taagan deegaannada ay abaaruhu ka jiraan.

NESA waxay aaminsan tahay in in lag hor tago xaaladda walaaa leh ee ay wajahayaan reer guuraaga iyo deegaanada fog fog, sidoo kale in loo ololeeyo sidii loo garab is taagi lahaa dadka tabaalaysan . Waxaan ku boorrineynaa dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida, madaxda,culimada,ganacsatada,dhalinyarada, iyo bulshada gobolka inay garab istaagaan dadka dhibaataysan.

Waxaan ku dhiirrigelinaynaa:
In la abaabulo ololayaal gargaar.

In la wacyigeliyo bulshada gudaha iyo dibadda si ay u caawiyaan dadka abaaraha wajahaya.
Midnimo iyo garab istaag ayaa ah furayaasha xal u helidda abaaraha.
Ha sugin — ku biir NESA maanta, nala garab istaag dadka dhibaataysan, oo u hadal dadka tabaalaysan! 💧🍽️

03/09/2025

Muuqaal Guud ee daahfurka is diiwaangelinta doorashooyinka dowladda Waqooyi Bari.

03/09/2025

Caasimadda WB ee Lascanod waxaa maanta loo dareeray is diiwaan gelinta doorashooyinka qof iyo cod.

03/09/2025

Laascaanood: Madaxeaynaha Dowladda Waqooyi Bari Mudane: Abdirqaadir Ahmed Aw Ali Firdhiye ayaa daah furay diiwaan gelinta doorashada qof iyo Cod.

Ninkaan oo 20 sano ingiriiska ku noolaa ayaa doonaya in dib loogu celiyo Somaliya, isagoo sheegay in London ka amni xun ...
02/09/2025

Ninkaan oo 20 sano ingiriiska ku noolaa ayaa doonaya in dib loogu celiyo Somaliya, isagoo sheegay in London ka amni xun tahay Muqdisho.

Saxaafadda Ingiriiska oo arrintaan la yaaban, ayaa aad u hadal-heysa.

02/09/2025

Geerida Trump ka hor😢

26/08/2025

History!

26/08/2025

Guutada Jidbaale daraawiishta Waqooyi Bari.

16/08/2025

Yaan mar labaad lagu gaadin bay taagan tahay.

16/08/2025

Cajiib: AI wuxuu dunida kusoo kordhiyey...

Address

Laascaanood

Telephone

+252634598348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when North-eastern State Arts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share