North-eastern State Arts

North-eastern State Arts NESA, waa madal lagusoo bandhigo aragtida bulsho waynta Waqooyi Bari Somalia, waa indhaha bulshada, horumarka iyo hiigsiga mustaqbalka.

QAYLO-DHAAN: dhallinyaro ku halaagmay badda Algeria.Haddii Uu Jiro Qof Aad Taqaan Oo Ku Sugan Dalka Aljeeriya, Fadlan Ka...
27/04/2026

QAYLO-DHAAN: dhallinyaro ku halaagmay badda Algeria.
Haddii Uu Jiro Qof Aad Taqaan Oo Ku Sugan Dalka Aljeeriya, Fadlan Ka Eeg Sawirradaan.

Dhalinyaradan Dhammaantood Waxay Ku Dhinteen Xeebaha Dalka Aljeeriya. Alle Ha U Wada Naxariisto.

Waxay Tahriib U Ahaayeen Dalalka Yurub, Balse Noloshoodii Halkaas Ayay Ku Dhammaatay. Meesha Aad Ku Dhimanayso Cidna Ma Oga Alle Ha U Wada Naxariisto.

Fadlan Sawirrada Sii Share Garee Si Ay Ehelkooda U Arkaan Ama Loogu Aqoonsado Meydadka Dhalinyaraddan.

16/04/2026

Farriin ku socota dhallinyarada.



Gorgor🦅
12/04/2026

Gorgor🦅

Ciidamada Cirka ee CXDS oo si wayn uga qayb qaadanaya munaasibadda xuska aasaaska ciidanka XDS.
12/04/2026

Ciidamada Cirka ee CXDS oo si wayn uga qayb qaadanaya munaasibadda xuska aasaaska ciidanka XDS.

12/04/2026

Debbaal degga CXDS ee ku aaddan aasaaskii CXDS 12,April, 1960.

12/04/2026

Dhoollatuska Ciidamada Qaranka Soomaaliya 12,April, oo ku beegan aasaaskii Ciidamada millateriga Somalia.

Taliye Shub oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay.
25/03/2026

Taliye Shub oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay.

16/01/2026

Waftiga Madaxwaynaha ayaa hadda loo sii gelbinaya gudaha magaada.

16/01/2026

Madax waynaha JFS ayaa lagu soo dhoweeyey cawaale.

Welcome mr: president Hassan Sheikh Mohamud
16/01/2026

Welcome mr: president Hassan Sheikh Mohamud

Address

Laascaanood

Telephone

+252634598348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when North-eastern State Arts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share