Shire Travel Agency And Cargo

Shire Travel Agency And Cargo Safar Raaxo leh & Adeeg Hufan โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ.

Shire Travel kudalxiis oo kusafar gudaha dalka iyo dibadaba โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ.
21/08/2025

Shire Travel kudalxiis oo kusafar gudaha dalka iyo dibadaba โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ.

Visa Available๐Ÿ‘‡.1.Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช 2.Masar ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ3.India ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ4.UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช5.Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ
21/08/2025

Visa Available๐Ÿ‘‡.

1.Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช
2.Masar ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ
3.India ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ
4.UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช
5.Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ

20/08/2025

Shire Travel Agency And Cargo Kula Safar dunida iyo dalkaba โœˆ๏ธ.

Dhamaan Visooyinka Masar,India,Nairobi ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช,UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช & Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ  Waxaa kula diyaaara Shire Travel Agency.
20/08/2025

Dhamaan Visooyinka Masar,India,Nairobi ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช,UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช & Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ Waxaa kula diyaaara Shire Travel Agency.

01/04/2025

Booqashadii Saldhiga ugu wayn SSC-KHAATUMO oo meel dhexe maraya.

Ahmed Shire

22/10/2023

DAAWO:SOODHOWAYNTII MD.FIRDHIYE

Nin dalka Kuwayt u dhashay ayaa telfoon Samsung Galaxy ah Internetka ka gatay oo $1300 bixiyay, wuxuu telfoonka u gaday ...
19/07/2022

Nin dalka Kuwayt u dhashay ayaa telfoon Samsung Galaxy ah Internetka ka gatay oo $1300 bixiyay, wuxuu telfoonka u gaday xaaskiisa.

Markii loo keenay telfoonka, ma uusan furin, xaaskii ayuu u geeyay, markay furtay baakadka telfoon dhanba kuma jiro meesha, warqad cudurdaar ah ayaa ku jirto, taasoo ay ku qorneyd.

"Iga raali noqo, waxaan ahay gabar agoon ah, deemo badan lagu leeyahay, guri ma degni, wiilna waa ii joogaa...." iyo hadal lamid ah.

Calaa ku xaal, ninka waxaa khiyaantay haweeneey telfoonka ka gaday, markii uu lanbarkeedii wacayne wuu heli waayay oo waa waqti ay telfoonka dansatay.

Shacab badan oo dalkaas u dhashay waxay taagan yihiin, asiga ayaa khaladka leh oo websiteyo sharci la'aan ah ama dad aanan la aqoon wax ka gatay.

Bal kawaran arrinkaas Awoowe ama Ayeeyo?

Galab wanaagsan

Address

Area Horn Petroleum,Lasanod Waqooyi Bari Somalia
Laascaanood
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shire Travel Agency And Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share