GlobaL Digital

GlobaL Digital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GlobaL Digital, Hargeisa.

Hal-abuurka & Suuqgaynta Casriga ah 🌍✨
Global Digital Marketing – Madal ku takhasustay xayeysiin, naqshadeyn & horumarinta muuqaalka ganacsiga nal soo xidhiidh 0634833302 si aanu gamacsigaaga uga dhigno mid casri ah

21/10/2025

ku soo dhawoow shirkada GlobaL Digital-Marketing halka suuq-gaynta casriga ahi ka bilaabato! Waxaanu kuu haynaa adeegyo dhammaystiran oo kaa caawinaya in ganacsigaagu kor u kaco, ay ka mid yihiin:

βœ… Maareynta baraha bulshada (Facebook, TikTok, Instagram, YouTube)

βœ… Naqshadeynta iyo hal-abuurka muuqaalka (Graphic Design & Video Editing)

βœ… Xayeysiinta lacagta lagu bixiyo (Paid Ads & Campaigns)

βœ… Sameynta website-yo casri ah iyo SEO

βœ… Tababarro iyo talooyin suuq-gayn dijitaal ah

Global Digital Marketing β€” waa meesha hal-abuurka iyo horumarku isugu yimaadaan.
La soco, la shaqee, oo la guuleyso!”

Kala Soo xidhiidh : 0634833302 Ama 0805327917

Wellcome

Shirkda GlobaL Digital  oo ku takhasusay sameynta logoyin iyo muuqaalo casri ah oo kor u qaada sumaddaada ganacsi.Shirka...
20/10/2025

Shirkda GlobaL Digital oo ku takhasusay sameynta logoyin iyo muuqaalo casri ah oo kor u qaada sumaddaada ganacsi.

Shirkadda City Fashion Ayaanu U smaaynay logo barand waxay keentaa dharka iyo alaabta dumarka ee noocyada kala duwan – tayo, qurux iyo habayn heer caalami ah.

🎯 Haddii aad rabto in shirkaddaada, astaantaada ama badeecadaada loo sameeyo logo qurux badan, muuqaal casri ah, iyo naqshad soo jiidasho leh β€” nala soo xidhiidh maanta!

πŸ“ž Lambarka: 0634833302
🌍 Global Digital Marketing – Naftaada u qurxi naqshad xirfad leh!

Ma Ku Fikiraysy In Ganacsigaagu Uu gaadho Macmiil Badan si aanu ugu samayno xayaysiin casri ah oo soo jiidasho leh nagal...
19/10/2025

Ma Ku Fikiraysy In Ganacsigaagu Uu gaadho Macmiil Badan si aanu ugu samayno xayaysiin casri ah oo soo jiidasho leh nagala soo xidhiidh nuberada kala duwan GlobaL Digital Adiga ayey kuu heelantahay

Shirkada Laasa Surrad Electric and Electronics Waxa kuugu diyaar ah Power bank yadii oo tayo sare leh Capacity beterry t...
19/10/2025

Shirkada Laasa Surrad Electric and Electronics Waxa kuugu diyaar ah Power bank yadii oo tayo sare leh Capacity beterry tayo sare leh oo ah Fast charging technology horey ugaadh xarunta shirkdda oo kutaal Lasacanod Goolada Sahan Group Dheegeeda

Kala xidhiidh : 0634552948 / 0907748612

19/10/2025

Ma rabtaa views & likes badan?
Global Digital ayaa kuu haysa xal fudud oo qiimo jaban ah! 🎯
Ku hel views, likes, iyo followers badan si degdeg ah oo ammaan ah πŸ’₯

πŸ“ž +252 634 833 302
πŸ‘‰ Global Digital β€” Halka koritaankaaga uu ka bilaabmayo!

19/10/2025

Ku soo dhawoow Laasa Surrad Electric and Electronics

14/10/2025

Muuqal Casri ah oo ka turjomaya ganacsigaaga iyo posters design qurxoon waa dabeecadyaada koowaad waana waxa aanu u heelanahay wellcoem macmiil 0634833302

pageka  ee  digita
14/10/2025

pageka ee digita

Watch, follow, and discover more trending content.

Waxaan ku faraxsanahay in GlobaL Digital Marketing ay si xirfadaysan u diyaarisay Posters-ka Jumca Mubarak Iyo Adeegyo S...
03/10/2025

Waxaan ku faraxsanahay in GlobaL Digital Marketing ay si xirfadaysan u diyaarisay Posters-ka Jumca Mubarak Iyo Adeegyo Suuqgayn ah u samayno ee shirkadahan iyo goobahan oo aanu Si Qiime Jaban Ugu Maamulno barahooda bulshada

βœ… Ileys Enterprises – ILeys Building Meterials
βœ… Laasa Surrad Electric and Electronics
βœ… Himilo Health Science College

Dhammaan shirkadahan waxaan u maamulnaa baraha bulshada (Facebook, Instagram, TikTok iwm), si ay ugu gaaraan kumanaan macmiil ah, loona kordhiyo sumcaddooda iyo iibkooda.

πŸ’‘ Adeegyada aanu bixino waxaa ka mid ah:
-----------------------------------------------

β€’ Maamulka Social Media (content creation, design & posting)
β€’ Xayeysiiska Online-ka ah (Ads Management)
β€’ Naqshadeynta Posters & Banners
β€’ Branding & Digital Identity
β€’ Consultation & Training ku saabsan Marketing-ka Online-ka ah

πŸ‘‰ Haddii aad leedahay shirkad, dugsi, ama adeeg bulsho oo rabto inuu gaadho macaamiil badan oo cusub, Global Digital Marketing ayaa ah lammaanahaaga saxda ah.

πŸ“² Nala soo xidhiidh maanta, si aan adeegyadaada ugu beddelno guul muuqata oo dhanka ganacsiga iyo sumcadda ah. 0634833302

jumc amubaral poster Laasa Surrad Electric and Electronics
03/10/2025

jumc amubaral poster Laasa Surrad Electric and Electronics

πŸŒ™βœ¨ JUMCA MUBARAK βœ¨πŸŒ™

Shirkadda Laas-Surrad Electric & Electronics waxay dhammaan macaamiisheeda sharafta leh iyo guud ahaan umadda Muslimiinta ah ugu hambalyaynaysaa maalinta barakaysan ee Jimcaha.

Jimcuhu waa maalin kheyr iyo barako badan, waa maalin lagu dardar geliyo cibaadada, lagu akhriyo Qur’aanka Kariimka ah, laguna badsado ducada iyo saliga Nabi Muxamed (SCW).

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu Jimcadan inoo ka dhigo mid naxariis, barako iyo farxad ku dheehan tahay, uu ducadeena aqbalo, qalbiyadeenna nuuriyo, guryahayagana ku sharfay khayr iyo iftiin.

Jumca Mubarak Laasa Surrad Electric and Electronics
03/10/2025

Jumca Mubarak Laasa Surrad Electric and Electronics

πŸŒ™βœ¨ JUMCA MUBARAK βœ¨πŸŒ™

Shirkadda Laas-Surrad Electric & Electronics waxay dhammaan macaamiisheeda sharafta leh iyo guud ahaan umadda Muslimiinta ah ugu hambalyaynaysaa maalinta barakaysan ee Jimcaha.

Jimcuhu waa maalin kheyr iyo barako badan, waa maalin lagu dardar geliyo cibaadada, lagu akhriyo Qur’aanka Kariimka ah, laguna badsado ducada iyo saliga Nabi Muxamed (SCW).

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu Jimcadan inoo ka dhigo mid naxariis, barako iyo farxad ku dheehan tahay, uu ducadeena aqbalo, qalbiyadeenna nuuriyo, guryahayagana ku sharfay khayr iyo iftiin.

07/02/2025

Address

Hargeisa

Telephone

+252905327917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GlobaL Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share