𝐒𝐒𝐂-𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚

𝐒𝐒𝐂-𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝐒𝐒𝐂-𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚, Media/News Company, Laascaanood, Laascaanood.

28/10/2023
26/10/2023

Laascaanod Qisada Waalidiin, arday iyo Macalimiin ku Geeriyooday duqeyn iyo Burburkii ugu baaxada weynaa oo Gaadhay iskuulka ileys.

27/06/2023

Raxmo Cumar Carab iyo qaabilaada madaxwayne deni

03/06/2023

Raage Garaad C/Qani Hadii Uu Laascanod Yimaado Waa Dil Toogasho Ah Degmada Kalabaydh

Deg Deg : Alle haw naxariisto C/Laahi  Cali Axmed tarabi (Cali quule) reer   Daarood Harti Dhulbahante Barahasame ayaa x...
21/03/2023

Deg Deg : Alle haw naxariisto C/Laahi Cali Axmed tarabi (Cali quule) reer Daarood Harti Dhulbahante Barahasame ayaa xalay lagu dilay hargaysa. Maydka Marxuumka ayaa hada yaala hospital Guud ee .

C/Laahi Cali Quule oo nin dhalinyaro ahaa ayaa ku dhashay kuna barbaaray Hargaysa wuxuuna ka tirsanaa ciidanka Police ka . Marxuunka la dilay wuxuu xaga hooyo kala walal yahay caruur ka waawayn oo Ciida-gale ah.

Dilka ayaa waxaa gaystay Askari kaasoo maalmo ka hor laascaanood lagu dilay aabihii iyo walal kiis oo habar jeclo ah. Dagaalka laascaanood ayaa ah mid salka ku haya isir sifayn Iyo jabka laascaanood kasoo gaadhay

Sulayman Yusuf Koore wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa shalay waxaa Xafiiskiisa ku weeraray askar Hubaysan kuwaas oo ...
20/03/2023

Sulayman Yusuf Koore wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa shalay waxaa Xafiiskiisa ku weeraray askar Hubaysan kuwaas oo ka godadsan ciidamo ay isku hayb yihiin oo ku dhintay dagaalkii laascaanood Ciidanka weeraray ayay isku jifa hoosaad yihiin muuse biixi

Rasaas ayay ku dhufteen albaabka xafiiska uu ku shaqeeyo waxaana si dirqi ah halkaasi uga ka xeeyay wasiir ku xigeenka war faafinta oo ku hagoogtay salebaan yusuf intaasi ka dib waxaa lasoo daristay xaalad caafimaad oo waxaa degi waayay dhiigiisa wuxuuna awoodi waayay cabsi darteed inuu aado cusbitaaladda hargaysa,

Wuxuuna codsaday inuu safar caafimaad ku aado magaalada jig jiga halkaasi oo uu horay caruurtiisa u qaxiyay, saaka waxaa loo diiday inuu Dhaafo wajaale waxaana laga qaaday gaadhi uu watay waxaana dib loogu soo celiyay hargaysa isagoo xaaladiisa caafimaad laga dayrinayo

Waxaa dhaawicii kasoo gaadhay dagaalka laascaanood u Geeriyooday General Axmed Cali Max'ed (Tansani)  Madaxii Hogaanka T...
20/03/2023

Waxaa dhaawicii kasoo gaadhay dagaalka laascaanood u Geeriyooday General Axmed Cali Max'ed (Tansani) Madaxii Hogaanka Tababarka Ciidanka Somaliland. Jabka xoogan ee soo gaadhay muuse Biixi ayaa Sii kordhaya waxaana dagaal kii ugu dambeeyay kuwaayeen 178 askari waxaana kaga dhaawac may 415, waana arinka sababay inay xalay laayaan maxaabiis ay qabteen

Address

Laascaanood
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐒𝐒𝐂-𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share