Moha dhegjar24

Moha dhegjar24 Xiiseeya Aragtida Siyaasadeed Ee togan

Hadii Aad doonayso in Aad kamid noqoto Dadka Ka faaiidayaanaya bishan Barnaamijka Dv, lottey. Ama fiisaha Cagaaran Ee da...
10/10/2024

Hadii Aad doonayso in Aad kamid noqoto
Dadka Ka faaiidayaanaya bishan Barnaamijka Dv, lottey. Ama fiisaha Cagaaran Ee dalka Maraynkanku Shaqaalaha Kala duwan sanad walba kaqaato Wadamada Afrika iyo Caalamkaba.

Hadaba Waxaanu Kuu fududaynaynaa in aad Si sax ah Uxaraysato Sanadkan dv.lottery Xafiiskan Dad badan oo sanad kahor Uxareeyay wuu usoo baxay.

: Xafiisku Wuxuu kuyaalaa Agagaarka Maqaaxida Khaatumo Wuxu ku dhegsanyahay.Birmad pharmacy.

gaara:Adeega laguu qabanayaa Wuxuu ku Xusanyahay Boodkan Hoose Wixii faahfaahinana Kala Xidiidh lanbaradan.hoose
Tell:0634920462/0634933333/0907443276

Sawirka Caawa
12/06/2024

Sawirka Caawa

Laascaanood oo isk xaadirisey Finalka Tartan Cilmiyeedka Ramadaanta ee Warbaahinta Qaranka .
05/04/2024

Laascaanood oo isk xaadirisey Finalka Tartan Cilmiyeedka Ramadaanta ee Warbaahinta Qaranka .

Magaalada Garoowe; Waxa ka furmay shirweyne u dhexeeya madaxda Puntland iyo madaxdii h**e ee dalka, kaasi oo ay ka qayb-...
23/03/2024

Magaalada Garoowe; Waxa ka furmay shirweyne u dhexeeya madaxda Puntland iyo madaxdii h**e ee dalka, kaasi oo ay ka qayb-geleyaan xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaanna isbeddellada ay waddo xukuumadda DFS ee Dastuurka.

20/03/2024

Lix qodob oo saamayn kuyeelanaya somalida sababo la xidhiidha is haynta Xuutiyiinta iyo reer galbeedka Ee gacanka Cadan.

Notice to the community:The meeting of the president and the scholars of SSC.======================A meeting between the...
20/03/2024

Notice to the community:
The meeting of the president and the scholars of SSC.
======================

A meeting between the president of the administration.
SSC-Khatumo Mud. Abdiqaadir Ahmed Aw-ali and the intellectuals and the indigenous people of the environment.

The meeting's agenda is to add their views, advice and example to the building of the administration.
SSC-Khaatumo and the issues that have priorities.

The leaders of the universities of the region, intellectuals, researchers and the ignorant of the region will participate.

Are you an intellectual/scholar who has a vision that corrects, or directs or even criticism, please you are invited to the meeting tonight at 8:00 pm at Hotel Hamdi in Laascaanood city.

20/03/2024

News

19/03/2024

Kabtan Ayuub oo qodobo dhowr ah ka hadlay.

Geel la dhacay  65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaan...
12/03/2024

Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.

Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 65 Sanadood ka hor.

Geela uu dhacay ayuu ku wareejiyay dadkii lahaa oo kasoo jeeda Xarshin.
Guddoomiyaha gobolka Jarar iyo odayaasha deegaanka ayaa goobjoog ahaa markii la wareejinayay geelaasi lakala dhacay.

Ramadaantu waa fursad wanaagsan oo muslimiintu ay sixi karaan khaladkooda.

Golaha Baarlamaanka SSC khaatumo ayaa maanta Ansixiyay xeerka liisamada Ganacsiga.Laascaanood, 9 march, 2024; Guddoomiya...
09/03/2024

Golaha Baarlamaanka SSC khaatumo ayaa maanta Ansixiyay xeerka liisamada Ganacsiga.

Laascaanood, 9 march, 2024; Guddoomiyaha Golaha Dhexe Mudane Jaamac Yaasiin Warsame oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad Mudane Muxyadiin Maxamed Jaamac iyo Mudane Jaamac Aadan Cismaan ayaa shir guddoomiya fadhigii 47-aad ee kal-fadhiga 1-aad Golaha Dhexe SSC-Khaatumo.

Ajendaha fadhiga Maanta ayaa ahaa Ansixinta Xeerka Liisamda Ganacsiga.

Ugu horayn Guddigii Golaha ee gacanta ku hayay sharciga Liisamada Ganacsiga ayaa Golaha ka hor akhriyay Nuqulka xeerka ee ku saabsan wax kabadalkii Mudanayaasha Golaha ee Akhrintii 3aad, iyagoo qodob qodob u dul istaagay qodobadii wax kabadalka iyo kaabista lagu sameeyay si dhamaystiran.

Baahinti Xafiiska warfaafinta wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha, Maalgashiga iyo wax soo saar ka SSC khaatumo

Isku aadka tartan cilmiyeedka degmooyinka Soomaaliya oo la soo Dhejiyey , Magaalooyinka Buuhoodle , Laascaanood & Dhahar...
09/03/2024

Isku aadka tartan cilmiyeedka degmooyinka Soomaaliya oo la soo Dhejiyey ,
Magaalooyinka Buuhoodle , Laascaanood & Dhahar ayaa ka qayb geleya.

Address

Laascaanood

Telephone

+252634929462

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha dhegjar24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moha dhegjar24:

Share