SOOL CABLE

SOOL CABLE KALA SOCO MUQAALO TAYO LEH

27/12/2024
07/12/2024

BISHARO BISHARO
Waxa la ogaysiinaya dhamaan dadweynaha ku nool magaalada lasnod iyo nawaxigeeda
In shirkada sool cable tv macaamiisheeda u sameysay qiimo dhimis weyn taas oo socon
Doon muddo kooban
Whats App https://wa.me/0638326932
# 0638326932 - 0904074682
Ama Booqo Xarunta Shirkada
Ka soo Horjeedka Golis
MHDSANID

16/09/2024

LASCANOOD:-Shirkada Sool Cable TV oo bulshada reer Laascaanood ugu bisharaysay in ay u samaysay qiimo dhimis balaadhan oo lagu sameyet xidhashada Reciever-ka iyo adeegyada kale ay bixiso. Adeegyada aad shirkada ka helayso waxaa ka mid ah Ciyaaraha, Aflaanta, maweelada caruurta IWM.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC-KHAATUMO iyadoo ka duulaysa dib u sixidda nidaamka Dugsiga sar...
31/08/2024

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC-KHAATUMO iyadoo ka duulaysa dib u sixidda nidaamka Dugsiga sare ee Hoyga Laascaanood iyo xaqiijinta ujeedooyinkii ay ugu talagashay Wasaaradda Waxbarashadu oo ah Dugsi Sare oo Lacag la,aan ah, looguna talagalay ardayda degmooyinka aan wax Dugsi sare ah lahayn iyo ubadkii waalidkood halganka ku nafwaayeen ama ku naafoobeen,
waxay ogaysiinasaa dhammaan bahda dugsiga, macallimiin, arday iyo waalidba in Dugsiga dib loo furi doono waxbarashadiisuna toos ubilaabmi doonto maalinta Sabtida ah ee ay Taariikhdu tahay 07/09/2024.

Caasimada SSC KHaatumo oo iftiimaysa
31/08/2024

Caasimada SSC KHaatumo oo iftiimaysa

Barcelona oo guul  qurux badan gaadhey
31/08/2024

Barcelona oo guul qurux badan gaadhey

30/08/2024

Caawa iyo jawiga lascaanod

isku aad aadka Champions Leageu
29/08/2024

isku aad aadka Champions Leageu

Waxa gobolka Cayn degmada Buuhoodle ku soo wajahan maalinta berri ah, Halgamaa Axmed Cilmi Cismaan oo ah oday reer SSC-K...
26/08/2024

Waxa gobolka Cayn degmada Buuhoodle ku soo wajahan maalinta berri ah, Halgamaa Axmed Cilmi Cismaan oo ah oday reer SSC-Khaatumo ah iyo Madaxweyne kuxigeenkii h**e ee Puntland.

24/08/2024

DOOD KULUL:- Lama yaqaano Luul waxay u dhimatay halkee ka keenteen ayadoo dhaqaatiirtu sheegeen iney u dhimatay gubasho? Ma Ciddii falka sameysay ayaa la la'yahay?.

Su'aalaha Gudoomiyaha Maxkamaddu weydiiyey Qareenada u doodaya Sayid-Cali.

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fadhiisaneysa Dacwadda ka dhanka ah Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysnaa in...
24/08/2024

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fadhiisaneysa Dacwadda ka dhanka ah Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysnaa inuu gubay Xaaskiisa Luul Cabdicasiis.

Kiiska Sayid-cali ayaa kasoo gudbay heerarka kala duwan ee Maxkamadaha waxaana uu ugu dambeyn jooga maxkamadda sare oo maanta uu ka bilaabanayo.

Hogaamiye ku xigeenka maamulka ssc-khaatumo Mohamed abdi ismail shiine ayaa safar shaqo ugu ambabaxay degaanada koonfurt...
24/08/2024

Hogaamiye ku xigeenka maamulka ssc-khaatumo Mohamed abdi ismail shiine ayaa safar shaqo ugu ambabaxay degaanada koonfurta Gobolka sool iyo Gobolka cayn waxaan safarka ku weheliya wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan golaha dhexe ee SSC Khaatumo

Address

Ka Soo Horjedka Golis
Laascaanood
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL CABLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share