Qalaska SOOL

Qalaska  SOOL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qalaska SOOL, Media/News Company, Laascaanood.

Warar soo baxay ayaa sheegaya in xilkii Taliyenimo ee Booliiska Soomaaliya laga qaaday Sulub Axmed Firiin.Xilkaan ayaa l...
25/09/2024

Warar soo baxay ayaa sheegaya in xilkii Taliyenimo ee Booliiska Soomaaliya laga qaaday Sulub Axmed Firiin.

Xilkaan ayaa la wariyay in loo magacaabay Heneraal Asad Cismaan Asad Diyaano oo mar ahaa Taliyaha Ciidanka PSFta Puntland laba jeerna isku sharaxay xilka Madaxweynaha Puntland.

Si rasmi ah looma shaacin xil ka qaadistaan hayeeshee Saraakiil ka tirsan Booliiska oo xogtaan laga soo xigtay ayaa wariyay.

Asad Diyaano ayaa in muddo ah loo saadaalinayay xilkaan inkastoo marar badan oo lagu magacaabi rabay Golaha Wasiirrada aysan dhicin.

26 Janaayo ee 2023 ayaa loo magacaabay Xilka Taliyaha Booliiska Soomaaliya maantase waa laga qaaday.

Sulub sidoo kale horay waxa uu Xukuumadda hadda jirta ka ahaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya.

Sulub Axmed Firiin ayaa maalma ka hor loo dalacsiiyay Sareeya Gaas maantane munaasabad dhacday baa loogu xiray.

30/08/2024

Isaaqoow Ceerigaabo inama Wada qaadee baneeya Ceeb miyaa yaynaan isku dhimane.

Fadlan Yufle tag Waa xadka ina kala qaybiyee.

Address

Laascaanood
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalaska SOOL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share