Naciima Ileys

Naciima Ileys Soo saare & wariye barnaamijyo toos ah | Codka shacabka 🎤 | La soco wararkayga iyo wareysiyada aan la yeesho dadweynaha.

24/01/2026

General Cabdi madoobe

22/01/2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Waqooyi Bari Gaashaanle Sare Siciid Xasan Faarax ayaa ka warbixiyey shaqooyiinkii Ciidamada Boolisku qabteen Mudadii ay socotay Qaban qaabadda Caleemasaarka Madaxtooyadda iyo soo dhawayntii Madaxda Dalka.

Wuxuu Taliyuhu Bogaadiyey sidii wadaniyadda lahayd ee shacabku ula shaqeeyey booliska.

21/01/2026

dowaldadnimo

02/01/2026

dal mideeya madaxweynaha adbiqadir axmed aw Cali

30/12/2025

Shacab ku dhaqan magaalada Laascaanood oo dunida u muujiyay sida ay uga soo horjeedaan damaca guracan ee YH-da, iyo Bannaanbaxyo waaweyn oo ka socda deegaannada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

28/12/2025

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO WADA-TASHIYO QARAN LA YEESHAY MADAXDII H**E IYO SIYAASIYIIN SOOMAALIYEED

27/12/2025

Dhalinyarada Qurbajoogta oo Caawa Maamuusay Agaasime Farduus Qaran Bila .

27/12/2025

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi oo shaaciyay howlgal lagu xoreeyay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose.

30/11/2025

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay Munaasabad ay Galmudug kula wareegtay xaruntii loo diyaariyay Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobey ee Galmudug, kaasi oo si guud dalka oo dhan, shaqadiisu ku egtahay Oktoobar 2026.

20/11/2025

Garmaqalka Kiiska Marxuumad Saabiriin

Address

Suuqa Wadhacda
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naciima Ileys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share