Aargada Luuq Media

Aargada Luuq Media Warbixin dhamaystiran Luuq ganaane ugu imow

22/11/2024

Hanti walbo oo macalin weyne ku leeyahay Luuq waa in lala wareegaa

Wali waxba idiin dhiman yurkud ayaa noo balan ah ma taqaanan  waa dhaawicii Macalin Weyne oo tira beel ah daawo loo waay...
01/11/2024

Wali waxba idiin dhiman yurkud ayaa noo balan ah ma taqaanan waa dhaawicii Macalin Weyne oo tira beel ah daawo loo waayay

20/10/2024

Waa kan waraysigii macalimuu oo sheegay in ciidanka amniga Luuq weerar lagu soo qaaday

20/10/2024

Odayaasha dhaqanka degmada luq oo cadeeyay in weerar lagu soo qaaday degmada luuq

20/10/2024

Macalin weyne xabada ayagaa bilaabay waana ku jabeen

20/10/2024
20/10/2024

Dagaalka kadhacay degmada Luuq aya bilawday 10sac ee aroornimo kadib marki ay ciidanka macalin weyne Soo werareen fadhiisimadi ciidamada rer Xasan weerarkas oo ay kujabeen Laguna ceeyrsaday oo ay magaalada iyo nawaaxigeeda ladhaafiye hadda aya laguso waramaya inay xabbada kadhaceyso mel Luuq ujirto 15km kureedka shishadiisa halkaso macalin weyne lagusi ceeyrsanaayo.
Magaalka wa Nabad wixi qasaara oo digaalka kusaabsan dib ayan kasosheegi doona.

20/10/2024

Saaka Luuq wa nabad ciidanki maleeshiyaadka nabad diidka ahaa aya werarka bilaabay waana la baacsaday

Heshiis beenaadka kismaayo lagu wado yaan lagu hoodmin ilaa shantii dambiile la keenin tiirka dad badan qax macluul iyo ...
19/10/2024

Heshiis beenaadka kismaayo lagu wado yaan lagu hoodmin ilaa shantii dambiile la keenin tiirka dad badan qax macluul iyo saxariir wey udhiman✍️

Anaga iyo maleeshiyaadka burcadka ah aragti ayaa inaga dhaxeysa

Ama geeri ama yurkud

19/10/2024

Ku gaardi ku gaardi ciidanka xooga Reer Xasan

Address

Luuq

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aargada Luuq Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share