Ta,da Luuq media

Ta,da Luuq media page follow so dhaha saa ula socota xogaha xaqiiqada

18/08/2026

Luuq-Ganane
furaha gobolka RX dhinac ay jiran ayuu gobolka jira

13/08/2026

Taliye aden siyaad waa halyey ku suntan sumada gesinimo
Waa nin da,yar ah waxa uu kaso shaqeyey dhowr gobal waa halyey ey aragtidisa fogtahay waxana ku rajeyna guulo badan ♥️🙏

11/08/2026

Luuq-Ganane
bundada ugu adag gabi ahaan somalia �

11/08/2026

hil.dalays iyo siyasad samara
gulesta

03/08/2026

Luuq maanta waa xarunta ugu weyn ee xamaasadda kubadda cagta Gobolka Gedo. Garoonku wuxuu maalin kasta soo jiitaa ciyaartoy iyo taageerayaal ka kala yimaada degmooyinka gobolka, taasoo sare u qaadday tayada tartanka iyo xiisaha daawadayaasha. Haatan waxaa gabagabo maraya League-ga Xaafadaha ee Degmada Luuq

01/08/2026

Luuq-Ganane
nabadonka besha ahmed haruun ee gobolka Hiraan

31/07/2026

Geesinimo waa astaantiin,
Halgan baa lagu bartiin,
Guul iyo gobannimo baad ku barbaarteen ,daluuqmedia

30/07/2026

Gabdhaha Rer.Xassan waa astaanta halgan, karti iyo geesinimo; caqabad kastana waxay u beddelaan fursad ay ku guuleystaan

23/07/2026
Jaziiradii cagarneyd, Amni badantii , hooygii nabada.   ganane, gedo, Jubbaland, Somalia ♥️
22/07/2026

Jaziiradii cagarneyd, Amni badantii , hooygii nabada.
ganane, gedo, Jubbaland, Somalia ♥️

Address

Luuq
025

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ta,da Luuq media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share