Radio Marka Marketing

Radio Marka Marketing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio Marka Marketing, Radio Station, Wajeer marka cadeey, Merca.

Page'kaan waa Page'ka Rasmiga ah ee Suuq-geynta Radio Marka, Cod baahiyaha Degmada Iyo Nawaaxigeeda, Waxyaabaha uu qabanaayo Waa xayeesiimaha Ganacsiyada Noocyadiisa Kala Duban ogeysiimaha Iyo Waxwalboo oo aad uugu baahantahay, Suuqgeyn

26/07/2021

Kani Waa Page'ka Rasmiga ah ee G/xigeenka ururka Haweenka ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo mas'uul Ka ah Hon Warda Osmail Ahmed, Gacmo furan kusoo Dhawaada..

Gudomiyaha degmada Marka C.llahi Waafow Ayaa indha indheyn ku sameyay Xarumaha ganacsi Ee ku yaala Magaalada Marka Ee Xa...
08/05/2021

Gudomiyaha degmada Marka C.llahi Waafow Ayaa indha indheyn ku sameyay Xarumaha ganacsi Ee ku yaala Magaalada Marka Ee Xarunta Gobalka Sh.hoose.

Sida idin muuqtaa sawiradan waxa Ay muujinayaan in magaalada Marka Xili kasta ganacsigeeda uu si Caadi ah usocdo.
Gudomiyaha Ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka shaqeyaan Amniga

08/05/2021

Gudomiyaha degmada Marka Ayaa ka tacsiyadeyay Geeri ku timadid Alle ha unaxariistee Marxuum Ex Raisul Wasaare Kuxigeenkii H**e Ahana Xildhibaan ka tirsanaa Barlamanka Federaalka Somali c.llahi shekh ismaciil

06/05/2021

Subax wanaagsan, Dhamaan inta ku xiran Page'ka inyar Nala daawada Videow gaaban Oo Muujina Quruxda Deegaanka Jaziira

02/05/2021

Gudomiyeha Jaaliyada konfur Galbeyd Wadanka Uk Aya Aad u Cambareyeen Weerarkii lagu qaaday Gari uu watay Gudomiyaha Degmada Baraawe Ee Gobalka Shabellaha hoose

02/05/2021

Page'ka Rasmiga ah ee suuq-geynta Radio Marka

Address

Wajeer Marka Cadeey
Merca

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Marka Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Marka Marketing:

Share

Category