TAYO Media

TAYO Media Dhiiro gelin, Dhacdoyin, Hal Abuur

Taliyaha ciidanka ilaalada kacaanka Iran, Jen. Mohammad Pakpour, ayaa u sheegay telefishinka Iran; “Xitaa haddii weerarr...
16/06/2025

Taliyaha ciidanka ilaalada kacaanka Iran, Jen. Mohammad Pakpour, ayaa u sheegay telefishinka Iran; “Xitaa haddii weerarrada Israa'iil ay joogsadaan, waan sii wadi doonnaa howsheenna illaa dhammaadka… waxaan dooneyna qof kasta oo jooga gobolkan inan mar dambe loo caga-jugleyn ee uu dharbaaxo ku dhufan karo nidaamka Israa’iil, haddii uu gardarroodo.”

Saraakiisha milatariga Iran ; “Waxaan hadda adeegsaneynaa noocyadii h**e ee gantaallada si aan u beegsanno Israa’iil….Ha...
15/06/2025

Saraakiisha milatariga Iran ; “Waxaan hadda adeegsaneynaa noocyadii h**e ee gantaallada si aan u beegsanno Israa’iil….Haddii aan adeegsan lahayn tiknoolajiyadda casriga ah, markaa Israa’iil waxay si dhab ah u fahmi lahayd macnaha dhabta ah ee awoodda.”

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian; “Iran ma geli doonto wax wadahadal ah inta ay Israa’iil sii waddo weerarrada…. Waa ...
15/06/2025

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian; “Iran ma geli doonto wax wadahadal ah inta ay Israa’iil sii waddo weerarrada…. Waa khalad in loo maleeyo Iran in marxaladan ay wadahadal soo fadhiisanayso.”

Horaantii maanta, ambalaas ku sugnaa gobolka Galbeedka Asarbayjaan waxaa si toos ah u beegsaday taliska Sahyuuniyadda. F...
14/06/2025

Horaantii maanta, ambalaas ku sugnaa gobolka Galbeedka Asarbayjaan waxaa si toos ah u beegsaday taliska Sahyuuniyadda. Falkaas dambiga ah ayaa sababay in laba qof ay ku shahiidaan.

Weerarku waxa uu dhacay xilli ay shaqaalaha gargaarka degdegga ah ku guda jireen waajibaadkooda bini’aadantinimo oo aanay wax lug ah ku lahayn wax dhaqdhaqaaq ciidan ah.

Burburiyaha Britishka ah oo isku dayay inuu caawiyo howlgallada gantaallada Sahyuuniyadda ayaa waxaa qabtay ciidamada ba...
14/06/2025

Burburiyaha Britishka ah oo isku dayay inuu caawiyo howlgallada gantaallada Sahyuuniyadda ayaa waxaa qabtay ciidamada badda Iran ee ku sugan badda Cumaan, sida ay ku dhawaaqeen saraakiisha militariga.

Markabkan oo ay arkeen sirdoonka ciidamada badda ee Iran markii uu soo galayay waqooyiga badweynta Hindiya, markabka ayaa waxaa ka digay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran, waxaana lagu qasbay in uu baddalo jihada ka hor inta uusan u dhowaan gacanka Faaris.

Waxa sidaas soo qoray wakaalada wararka ee @

Warbaahinta rasmiga ah ee dawladda Iran ayaa sheegtay in la filayo weerarro xooggan oo burbur baaxad leh geysta in lagu ...
14/06/2025

Warbaahinta rasmiga ah ee dawladda Iran ayaa sheegtay in la filayo weerarro xooggan oo burbur baaxad leh geysta in lagu qaado Israa’iil saacadaha soo socda.

Anigoo tixgalinaya shahiidnimada Major Gen. Hajizadeh ee uu gacanta ugu jiro maamulka sharka leh ee Sahyuuniyadda, anigo...
14/06/2025

Anigoo tixgalinaya shahiidnimada Major Gen. Hajizadeh ee uu gacanta ugu jiro maamulka sharka leh ee Sahyuuniyadda, anigoo ka duulaya talada taliyaha guud ee IRGC iyo talooyinka qaaliga ah ee uu leeyahay Sarreeye Guuto Sayid Majid Mousavi, waxaan u magacaabay taliyaha ciidamada hawada sare ee IRGC.

Waxaa sidaasi yeri Aayatulaahi cali khumeeni

Gantaalka Iran ayaa ku dhacay dhismo ku yaalla Tel Aviv oo ay ku nool yihiin dad cufan  🇮🇷✌️
14/06/2025

Gantaalka Iran ayaa ku dhacay dhismo ku yaalla Tel Aviv oo ay ku nool yihiin dad cufan
🇮🇷✌️

27/05/2024

Ustaad muxudiin & Sheeko xigmad weyn leh

05/05/2024

Meeshan waa meesha maacunta alaabta guryaha lagu sameeyo 😄

03/05/2024

Saboolnimada ina haysta iyo faqriga ina haysta meel kale kamey iman

30/04/2024

(AUN) wuxuu yeri Cirka nimaka sahanka u diray ee caadka ka hayaamay

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYO Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category