Ewaran Podcast

Ewaran Podcast Learn by Listening
(1)

Can Digital Skills Alone Build a Profitable Business?Join us for a powerful workshop hosted by  SIMAD Innovation Lab &  ...
27/05/2025

Can Digital Skills Alone Build a Profitable Business?

Join us for a powerful workshop hosted by SIMAD Innovation Lab & , exploring how digital skills can be transformed into profitable ventures.

Guest: Mr. Abdirizak Ahmed
Co-founder, Ciyow Creative | Digital Freelancer

📍 SimadiLab Town campus
📅 28/5/2025
🕓 3:00pm
615244953
Don’t miss out!

25/05/2025
In ka badan 𝟳𝟬% Ganacsiyada ayaa sannad walba ku guuldareysta hoggaamin xumo darteed! Ogow noocyada hoggaaminta ganacsig...
29/10/2024

In ka badan 𝟳𝟬% Ganacsiyada ayaa sannad walba ku guuldareysta hoggaamin xumo darteed! Ogow noocyada hoggaaminta ganacsiga ee kaa caawinaya inaad ganacsigaaga u jihayso guul.

Booqo website keena: https://ewaran.com/blog/

Hambalyo dhamaan Dhalinyarada ku shaqeysata Xirfadooda maanta waa maalinteena.
15/07/2024

Hambalyo dhamaan Dhalinyarada ku shaqeysata Xirfadooda maanta waa maalinteena.

𝐗𝐞𝐞𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐘𝐚𝐫𝐲𝐚𝐫Ka faa'iidaysiga awooda baraha bulshada ayaa lama huraan u ah guus...
14/07/2024

𝐗𝐞𝐞𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐘𝐚𝐫𝐲𝐚𝐫

Ka faa'iidaysiga awooda baraha bulshada ayaa lama huraan u ah guusha ganacsiyada yar yar. Ka aqriso website keena: https://ewaran.com/blog/

We’re on Paint and coffee night
11/07/2024

We’re on Paint and coffee night

Waxaan qeyb kanahay Sannadkan Shirka Hal-Abuurka Soomaaliya ee soo qaban qaabisay Maan-dhis. #2024
09/07/2024

Waxaan qeyb kanahay Sannadkan Shirka Hal-Abuurka Soomaaliya ee soo qaban qaabisay Maan-dhis.

#2024



Waxaan hambalyadda curashada sanadka cusub ee hijriyada 1446 la wadageynaa ummada islaamka gaar ahaan umadda soomaaliyee...
07/07/2024

Waxaan hambalyadda curashada sanadka cusub ee hijriyada 1446 la wadageynaa ummada islaamka gaar ahaan umadda soomaaliyeed.

Waxaan Allaah weydiisaneynaa inuu sanadkan cusub inooga dhigo mid barwaaqeysan.




Aan maalno hasheen amaandeeq🐪🇸🇴
01/07/2024

Aan maalno hasheen amaandeeq🐪🇸🇴

Guul wacan ayaan idiin rajeyneynaa Ardayda Maanta u soo dhammaday imtixaanka Qaranka.Natiijo aad ku Faraxdaan           ...
28/06/2024

Guul wacan ayaan idiin rajeyneynaa Ardayda Maanta u soo dhammaday imtixaanka Qaranka.

Natiijo aad ku Faraxdaan






Hambalyo Soomaaliyey Maalinta Xorriyadda.
26/06/2024

Hambalyo Soomaaliyey Maalinta Xorriyadda.




Si aad u dareentid Xuriyad dhaqaale waxaa lagama maarmaan ah in aad marto 7 heer oo kala duwan.
20/06/2024

Si aad u dareentid Xuriyad dhaqaale waxaa lagama maarmaan ah in aad marto 7 heer oo kala duwan.



Address

Zoobee
Mogadishu

Telephone

+252610444401

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ewaran Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ewaran Podcast:

Share

Category