Jey Production

Jey Production Jey Production waxaa ka helaysaa duubista Filimada, Photography, Videography & Editing. Balanteena waa Muuqaal qurux badan ku raali galiya.

22/07/2025

_Degmada_Xamarweyne_&_Dadkii_ugu_badnaa_oo_iskugu_soo_baxay.

๐ŸŽ‰๐Ÿ’Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐Ÿ’๐ŸŽ‰Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaal/Saaxiib Agaasime Cabdullahi Dahir Siyaad Dhakoos &  ...
19/07/2025

๐ŸŽ‰๐Ÿ’Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐Ÿ’๐ŸŽ‰
Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaal/Saaxiib Agaasime Cabdullahi Dahir Siyaad Dhakoos & Marwadiisa Dumaashi Raxmo Nuur Lugcad oo saakay meherkooda ka dhacay Caasimada Muqdisho gaar ahaan Hotel Karmel KM4, Taariikhda ay ku beegan tahay 19/July/2025 Saacada ay ku beegnayd 8:00 AM Subaxnimo.

Allaha idinka dhigo lamaane is jecel oo is qiimeeya iskuna faraxsan, gurigiinana ha ka yeelo hoy barakeysan oo lagu nasto laguna nagaado.

isku waara ubad kheyr qaba ka hela,
wada noolaado farxad ku waara Aamiin Aamiin.

๐ŸŽ‰๐Ÿ’Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐Ÿ’๐ŸŽ‰Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaal/SaaxiibC/Raxmaan Maxamuud Cabdi ( Ina Garweyne ) & M...
19/07/2025

๐ŸŽ‰๐Ÿ’Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐Ÿ’๐ŸŽ‰
Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaal/Saaxiib
C/Raxmaan Maxamuud Cabdi ( Ina Garweyne ) & Marwadiisa Dumaashi Maryan Muxiyidiin Islow oo maalinimadii Jumcaha ee Shalay meherkooda ka dhacay Caasimada muqdisho gaar ahaan Hotel Karmel KM4 Taariikhda ay ku beegnayd 18/July/2025 Saacada ay ahayd 8:00 AM Subaxnimo.

isku waara ubad kheyr qaba ka hela,
wada noolaado farxad ku waara Aamiin Aamiin.

๐ŸŽ‰๐Ÿ’Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐Ÿ’๐ŸŽ‰Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaal/Saaxiib Agaasime Cabdullahi Dahir Siyaad Dhakoos &  ...
18/07/2025

๐ŸŽ‰๐Ÿ’Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐Ÿ’๐ŸŽ‰
Waxaan farxada la qeybsanayaa Walaal/Saaxiib Agaasime Cabdullahi Dahir Siyaad Dhakoos & Marwadiisa Dumaashi Raxmo Nuur Lugcad oo maalinta Beri ee Sabtida ah meherkooda ka dhici doono Caasimada muqdisho gaar ahaan Hotel Karmel KM4 Taariikhda ay ku beegan tahay 19/July/2025 Saacada ay tahay 8:00 AM Subaxnimo.

isku waara ubad kheyr qaba ka hela,
wada noolaado farxad ku waara Aamiin Aamiin.

17/07/2025

.





17/07/2025

.



17/07/2025

.


Address

Mogadishu

Telephone

+252615727945

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jey Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jey Production:

Share

Category