Hiraal Media

Hiraal Media Awoodaada nagula midow�

𝐃𝐡𝐢𝐫 𝐈𝐲𝐨 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐧𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐄𝐞 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚Hamiga galmada oo hooseeya waxa ay ka mid tahay cilladaha ...
26/08/2025

𝐃𝐡𝐢𝐫 𝐈𝐲𝐨 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐧𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐄𝐞 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚

Hamiga galmada oo hooseeya waxa ay ka mid tahay cilladaha caafimaad ee caanka ah ee sheegtaan haweenka.

Sababo badan ayaa masuul ka ah hoos u dhaca rabitaanka jinsiga ee haweenka, waxaana ka mid ah isticmaalka dawooyinka uurka looga hortago, qalleylka farjiga, dawooyinka qaar iyo isbeddellada hormoonnada ee jirka. Inkastoo ay jiraan dawooyin loo adeegsado in si deg deg ah loo soo celiyo doonista jinsiga sida fiyaagarada (vi**ra), haddana cilladaha la socda dawadan waa kuwo saamayn kara caafimaadkaaga mustaqbalka.

Sida ay daraasadku tilmaamayaan, waxaa jira dhir iyo cunnooyin dabiici ah oo lagu kobcin karo hamiga jinsiga. Sii akhri.

𝐗𝐮𝐥𝐛𝐚𝐝𝐚:

Sida ay iftiimiiyeen daraasado dhowr ah, xulbadu waxa ay caawin kartaa sare u qaadista doonista jinsiga. Waxaa la xaqiijiyay in ay tahay dawo waxtar badan oo kordhisa hamiga jinsiga ee dumarka.

𝐓𝐮𝐟𝐚𝐚𝐱𝐚:

Tufaaxu waxa uu saamayn togan ku leeyahay doonista jinsiga ee haweeneyda. Tufaaxa waxaa ku jira fitamiinno, macdano iyo enzymes dhiirigeliya rabitaanka galmada. Waxaa la arkay in haweenka cuna hal xabbo tufaax ah maalin kasta ay wanaagsanaato tayada noloshooda galmada.

𝐆𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚:

Waa dawo dhaqameed muddo loo adeegsan jiray sare u qaadista bacrinimada (awoodda uuraysiga) iyo hamiga galmada. Daraasadihii u dambeeyay waxa ay iftiiminayaan in geedka maca uu kobciyo doonista galmada ee haweenka, khaasattan dumarka ku jira howlgabnimada dhalmada kadib.

𝐒𝐚𝐜𝐟𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚:

Waxaa la cadeeyay in sacfaraanku uu yahay dawo tayada badan oo sare u qaada doonista jinsiga ee dumarka.

Afakaadhada:
Afakaadhadu waa miro waxtar ballaaran u leh kobcinta hamiga jinsiga ee ragga iyo dumarkaba, waxaana laga helaa fitamiinno iyo dufanno caafimaad leh. Waxa ay wanaajisaa qulqulka dhiigga iyo qanaacada galmada dumarka.

Akhriso: Qiimaha Caafimaad Ee Midhaha Afakaadhada & Cilladaha Ay La Dagaallamaan

𝐆𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐉𝐢𝐧𝐬𝐞𝐧𝐠:

Waa geed faaido badan oo la xaqiijyay inuu dawo u yahay kacsi la’aanta dumarka. Sida lagu arkay daraasad la sameeyay, Geedka jinseng, waxa uu kordhiyaan hamiga dumarka iyo tamartooda galmada.

𝐒𝐡𝐮𝐤𝐮𝐥𝐚𝐚𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐰:

Sida ay tilmaamayaan daraasaadku, isticmaalka shukulaatadu waxa ay siyaadisaa heerka hormoonnada galmada la xiriira ee jirka, waxayna kobcisaa xasiloonida qofka. Shukulaatada waxaa ku jirta maado loo yaqaanno “phenylethylamine” taas oo ka shaqaysiisaa hormoonnada galmada ee jirka, dumarkana ka caawisa in dareenkoodu uu si fudud u kaco.


Health

25/08/2025

Waaka inkaar galabsadeen wadaadka 😅✋️

25/08/2025

Allahu Akbar❤️
Hiraal Media

24/08/2025

Shuaansiga aan la ogolayn waa midkee??
Follow Hiraal Media

23/08/2025

Tahriibka Qofka kubdhintaa waaa.....

23/08/2025

Waa Riwaayad Ka turjumaysa Nolosha somalida xiligaan!!😭
Waa xanuun inaan wali qabiil iskulaynayno😭😭
Follow Hiraal Media

22/08/2025

Saliga Nabiga(Scw) Badso waa faaiido Miirane📿💯
Follow dheh bogan Hiraal Media

22/08/2025

7 daan marna Hakatagin waligaa!!!
Hiraal Media

22/08/2025

Sheekh Saalax Macalin

21/08/2025

Ustaad Liibaan Garaad hogaamiye Dhaba 🫡🇸🇴
Guulayso jaale maalinbaa jiridoonta aad dalkaan afkaaro waawayn aaad urumayndoonto I.a
Hiraal Media

21/08/2025

Waqooyi- Bari soomaalia🇸🇴

21/08/2025

Qabyaalada waa Qudhun ee ka dheeroow jaale
Follow Hiraal Media

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiraal Media:

Share